Uncategorized

Bikro ma ahayn Noloshayda ayay sir ku bilowday

iftineducation.com –  Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol wadaaga ah , Haasaawaha Jaceylkuna waa mid inta badan la isku xog wareesto labada dhinac kahor Guurka. Aduun howli kama dhamaato ismaandhaaf bini’aadamna waa wax soo jireen ah, cilmiga iyo garashaduna waa furaha guusha aduun iyo aakhiro, waqtiba waqtiga ka danbeeya waxaa…

Continue Reading

Uncategorized

SIDEE LOO KORDHIYAA DAREENKAAGA KACSIGA?

iftineducation.com – WALIGAA MA DAREENTEY CEEB IYO YAXYAX MARKA AAD TAGTAY SARIIRTA? QANCIN LA’AANTA LAMAANAHAAGA DARTEED? WALIGAA GAARIGU MA KAAGA DAMAY MEEL DHEXE ADOO AAN GAARIN HOYGAAD U SOCOTAY? WALIGAA MA IS TIRAAHADAY TOLOW WAAD JIRANTAHAY EE IS DAWEE? jawaabahaaga haday haa u bataan sii aqri warbixintan si aad u ogaatid dhibaatadaada. Xusuuso oo qalbiga ku hay qalab adag oo xoogani…

Continue Reading

Uncategorized

Niikada Galmada iyo codka haweenka xiliga galmada socoto waxay kordhiyaan macaanka raaxada

iftineducation.com –  Nimanka ayaa la ogaaday in ay raaxo wali ah ka helaan qaylada cabaadka wadata ee loo yaqaan riinka kaasoo ay sameeyaan dumarka Xiliga loo diyaar garoobayo galamada oo ay socato baashida ama istiminta. Dumarka intooda badan ayaa aaminsan in ay ceeyb tahay haddii ninkeedu uu maqlo iyadoo sameeneyso codka hoose ee loo yaqaan riinka kaasoo ka dhasha Macaansiga baashida…

Continue Reading

Uncategorized

General: US not at war in Somalia

iftineducation.com – The head of the United States Africa Command (Africom) has indicated that Pentagon will not step up the US combat role in Somalia. Marine Corps General Thomas Waldhauser told reporters in a conference call that the dozens of additional American soldiers being sent to Somalia are “logisticians” rather than infantry troops. This “long-scheduled deployment” is primarily intended to help…

Continue Reading

Uncategorized

Tilmaamaha ay Gabdhuhu Wiilasha ku Raacaan iyo Sababta Ka Dambeesa Ogow….

iftineducation.com – Toddobaadkaan waxaan idin soo gudbid doonaa  tilmaamaha wanwanaagsan oo ay raggu gabadhaha ku raacaan. Waxaa gar ila noqotay, siixiibbada qaarna ay codsadeen in wax laga dhaho sifooyinka ay gabdhuhu rabi lahayeen in ragga nolosha la wadaagaya ay yeeshaan. Qof walba qofka hadda garab jooga ee uu nolosha la qaybsanayo ama uu damacsan yahay in uu la qaybsado, waa qasab…

Continue Reading

Uncategorized

Sir Daaha Laga Qaaday: Karan Johar Aishwarya Rai Ayuu Filimka KG3 U Dhiiban Lahaa Hadii Kajol La Weyn Lahaa

iftineducation.com – Waan wada ognahay filimka weyn Kabhi Khushi Kabhie Gham inuu Blockbuster weyn noqday sidoo kalena 16-sano ka hor uu Boxoffice-ka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka iskooro lixaad leh ka sameeyay. Balse waxaan wada ogeyn in filimka KG3 Director Karan Johar qorshe badan u dajiyay filimkaan waxaana qorshihiisa ka mid ahaa hadii Kajol aysan u suura gali laheyn sameynta filimkaan…

Continue Reading

Uncategorized

Sheekada Filimka Noor: Sonkashi Sinha Wey Ka Baxsatay Filimkaan Hal Mar Ka Badan Aan La Daawan Karin

iftineducation.com –  Hadaba Sonakshi Sinha liiska sare ayay ku biirtay madaama filimka NOOR ay ku mataleyso gabbar joornaaliste ah waana markii ugu horeesay xidigtaan ay door waaqici ah matasho. Director: Sunhil Sippy Jilaayaasha filimka Noor: Sonakshi Sinha, Kanan Gill, Purab Kohli, Manish Chaudhary, Smita Tambe. Noor (Sonakshi Sinha) waa gabbar joornaaliste ah kuna nool magaalada Mumbai taasi oo ku jah wareersan…

Continue Reading

Uncategorized

Soha Ali Khan Uur Ayay Leedahay Seygeeda Kunal Khemu Ayaa Arinkaan Shaaca Ka Qaaday

iftineducation.com – Atooraha door walbo sameyn karo Kunal Khemu ayaa asigoo faraxsan si rasmi ah shaaca kaga qaaday in xaaskiisa Soha Ali Khan uur leedahay. Aqriste Soha Ali Khan waa atirisho Bollywood-ka ka tirsan sidoo kalena waxay la dhalatay atooraha caanka ah Saif Ali Khan. Soha Ali Khan iyo Kunal Khemu waxay is guursadeen 15-kii Janaayo 2015 waxayna haatan rajeenayaan in…

Continue Reading

Uncategorized

Gabadh 5-Jir Lagu Guursaday 8-Jirna Lagu Furay!

iftineducation.com – Dhacdooyinka qaar ayaa layaabkooda ka sakow, dadka maqla ama goob jooga u ah ku noqda, wax aan maskaxdu qaadi Karin oo aad xaqiiqada uga fog, tusaale ahaan sheekada qormadeena maanta, oo ku saabsan gabadh carruur ah oo u dhalatay dalka Sudan, taas oo shan jir iyadoo ah, nin loo guuriyay, sideed jirkeedina laga furay. Sheekadan oo noqotay mid aad…

Continue Reading