Mr Sisi wuxuu weerarka ku tilmaamay inay “manaxayaal argagixiso ah” ka dambeeyeen.
Qaraxa oo ka dhacay gudaha kaniisadda waxaa ku dhintay ugu yaraan 26 qof ay ku dhinteen qaraxa, in kabadan 30 kalena ay dhaawacmeen.
Qaraxa wuxuu burburiyay daaqadaha dhismaha kaniisaddaImage copyrightREUTERS
Image caption
Qaraxa wuxuu burburiyay daaqadaha dhismaha kaniisadda
Qaraxa ayaa ka dhacay meel ay ku
cibaadeysanayeen masiixiyiin ku sugnaa kaniisadda.
Kaniisada waxaa iskalahaa Qibdhiyiinta dalka Masar, kuwaas oo boqolkiiba 10 ka ah shacabka dalkaasi.
Dad badan ayaa isugu soo baxay kaniisadda la qarxiyay
Dad badan ayaa isugu soo baxay kaniisadda la qarxiyay
Weerarada ka dhanka ah Qibdhiyiinta ayaa dhowaanahan sare u kacay.
Sidoo kale, qeybo badan oo ka mid ah dalkaasi Masar waxaa kla taagan rabshado u dhexeeya Muslimiinta iyo Qibdhiyiinta.