Uncategorized

Adeega Mybridge Ee iPhone Waa Macalin Horumariya Aqoonta Iyo Xirfadda Dadka Ku Shaqeeya Tiknoolajiyadda

iftineducation.com – Haddii aad u haysatay in talefankaaga casriga ah shaqadiisu ay ku kooban tahay xidhiidhka degdegga ah, isticmaalka internet ka iyo bar-kulannada bulshada, sawir qaadista, wax-ka-beddelka sawirrada iyo ciyaaraha lagu maararroobo, waxaa hubaal ah in u baahantahay in dib aad ugu noqoto fahamkaaga arrintan la xidhiidha, waayo talefannada casriga ah waxaa ku jira adeegyo waxbarasho waxtar leh laga helo oo…

Continue Reading

Uncategorized

Masjidka Cusmaani oo Ankara laga furi rabo

iftineducation.com – Masjidka Cusmaani oo Ankara laga furi rabo Madaxweynaha turkiga wuxuu maanta booqday dhismaha ka socda  masjid weyn laga dhisayo magaalada Ankara oo loo bixiyay  almasjid alcuthmaani   المسجد العثماني   kaas oo tilmaamaya taariikhda dowladda cusmaaniyiinta oo soo xukuntay meelo badan ka mid ah caalamka,  ninkan oo raba inuu baddalo turkey oo ah dal calmaani ah wuxuu u rogi…

Continue Reading

Uncategorized

Presidency is easier work in Somalia By amin arts (madaxweyne nimada shaqa fudud ayay ka tahay somalia

iftineducation.com – Presidency is easier work in Somalia By amin arts (madaxweyne nimada shaqa fudud ayay ka tahay somalia Shakada ugu fudud soomaaliya ma taqaanaa, amin arts ayaa jawaab ka bixiyay,  dabcan amin arts jawaabaha si fiican ayuu u bixin yaqaanaa,  dadka soomaali oo dhan waxay rabaan inay hal mar madaxweyne noqdaan,  waayo waxay aaminsan yihiin madaxweynaha inuu helayo sadaqada ay…

Continue Reading

Uncategorized

Turkiga oo Xabsiga u Taxaabtay Wariyeyaal, Shaqada ka Burisay dad Gaaraya Ilaa 2400 qof (VIDEO)

iftineducation.com – Xukuumadda Turkiga ayaa waxa ay ku dhawaaqday in shaqada laga eryay Ciidamo Militari ah oo gaaraya 2,400 oo askari, kuwaasi oo lagu tuhmay inay ku lug lahaayeen in Qilaabkii dhicisoobay orshihii dhicisoobay ee Afgambiga. Qorshaha lagu eryay ciidamadan, ayaa waxa ay jawaab celin u aheyd afgambigii fashilmay ee dalka Turkiga ka dhacay Bishan gudaheeda, waxaana la xiray dhowr xarumo…

Continue Reading

Uncategorized

Guur baan doonayaa Jarmalka baan ku noolahay

iftineducation.com – Guur baan doonayaa Jarmalka baan ku noolahay walaallo waa wiil guurdoon  oo 20 jira kuna nool wadanka jarmalka guurna u diyaara waxaan jeclaan lahaaa inay ila soo xidhiidhan hablo ku nool canada iyo maraykanka da’daydana ah emailygu waa saami1020@hotmail.com magacygu waa maxamed cabdi ibraaahin. waxii kaloo guurdoon ah oo ayagana raba in aqbaartooda sidaan camal loogu soo bandhigo webka…

Continue Reading

Uncategorized

aqoonta galmada

iftineducation.com – Sedix Meel oo ay Gabdhaha raaxo ka helaan marka laga dhuuq Hubaal waxaa ah Hadalka naxariista iyo sheekada ham hamta (Sheekada Macaan) in ay tahay talaabada ugu horeeysa ee Weerarka Galmada ,  waxaana la tilmaamay xitaa xaaska mudda dheer la qabo marka sheekada macaan ee xod-xodashada maqasho in ay jiriricooto kadibna si tartiib tartiib ah aad ugu biloowdo Dhuuqmada…

Continue Reading

Uncategorized

Cilmibaaris waxay sheegeen kaadida in la sifayn karo

iftineducation.com – Waxaa la dhahay aduunka haddii aad nooshahay wax kaa yaabiyo aad arkaysaa,  koox cilmi baaris ah oo jooga jaamacad ku taalla dalka biljam ayaa waxay sheegeen inay iktishaafeen qalab lagu sifayn karo kaadida markaas oo kaadida la cabi karo,  waxaan maxaad ku tilmaami lahayd ma cilmi baa ama waa dameernimo,  waliba waxay dhaheen arintan waxay ku fiican tahay in…

Continue Reading

Uncategorized

bikrada muhiim mahan hadaa qabto gus weyn

iftineducation.com – Bigrada gabadha waa shayga ugu muhimsan oo tilmaamaya dhowrsanaanteeda, xuubka bekrada waxa dusha ka dahaara bushimaha yaryar ee cambarka. Xuubkaasi oo dillaaca habeenka gabadha la bekra-jebinayo, wuxuu yeeshaa kolka uu dillaaco faraqyo ama raaman, waana la dareemi karaa jiritaanka raamankaasi ilaa laga gaaro dhalmada koowaad kolkaasi oo uu si toos ah u baaba’ayo. Dillaaca xuubka bekrada waxa la socda…

Continue Reading

Uncategorized

Belgium kaadi baa laga cabbaa rumey ama ha rumeynin

iftineducation.com – Waxaa la dhahay aduunka haddii aad nooshahay wax kaa yaabiyo aad arkaysaa,  koox cilmi baaris ah oo jooga jaamacad ku taalla dalka biljam ayaa waxay sheegeen inay iktishaafeen qalab lagu sifayn karo kaadida markaas oo kaadida la cabi karo,  waxaan maxaad ku tilmaami lahayd ma cilmi baa ama waa dameernimo,  waliba waxay dhaheen arintan waxay ku fiican tahay in…

Continue Reading

Uncategorized

Donald Trump oo Ruushka ugu baaqay in ay jabsadaan Emailadii Hillary Clinton..

iftineducation.com – Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga Mareykanka, ayaa waxaa uu Sirdoonka Ruushka uu ugu baaqay in ay jabsadaan Emailada Hillary Clinton, si ay gacanta ugu dhigaan soddon kun oo farriimo ah. Donald Trump, ayaa ku kalsoon in Ruushka uu haayo farriimo gaar ah oo Hillary Clinton ka dirtay Emailo ka baxsan midka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka. Waxaa uu Ruushka ugu baaqay in…

Continue Reading