Uncategorized

Wanka iyo Waraabihii Careys Ciise Karshe

iftineducation.com – Ummad waliba suugaanteedu waa inay hummaag toosan ka bixisaa kolba sida ummadaasi u nooshahay iyo wakhtiga ay ku jirto intaba. Haddaynu soo qaadano hal maanso oo kamida maansooyinkii Careys Ciise Kaarshe (AUN), waxaa hubaal ah inaanu ka bogan karno taariikh lama iloobaan ah oo ummada Soomaaliyeedi soo martay—taariikhda ayaana mustaqbalka laga dhawrtaa. Maansadan ayaa ah saarkii “weydiin iyo warcelin”-ta…

Continue Reading

Uncategorized

HOOYO

iftineducation.com – Maansada saarka ah ee “Hooyadu waa lama huraan” waxaa si habboon oo hufan, oon hambayn lahayn, u hal-abuuray saaryahanka caanka ah, Eebbana hibada uu u siisay dhinaca saarka, ee Careys Ciise Kaarshe (AUN).  Muran kuma jiro in maansadani tahay mid hiyigeena kicinaysa, islamarkaana ina garadsiinaysa booska ay hooyadu inoogu fadhido habkeena nolashan taxanaha ah. Waa maanso runtii caajib ah…

Continue Reading

Uncategorized

Careys Ciise Karshe

iftineducation.com – Tarriikhda Abwaankii waynaa ee Carays Ciise Kaarshe (A.U) Careys Ciise Kaarshe oo ahaa saaryahan weyn oo Soomaaliyeed wuxuu ku dhashay “dhuusamareeb ” halkaas oo uu aabihii ku tagay qaab askarinimo ah asgoo ka mid ahaa saraakiishii talyaaniga la shaqeyneysay, midaasna waa mida keentay inuu helo careeys wacyi farabadan kuna caawisay inuu noqdo mid u taagan qarinimo buuxda, careeys wuxuu…

Continue Reading

Uncategorized

MEE ANSHIXII WANAAGSANAA, WAA MAXAY DARBI JIIFKAN RAGA IYO HAWEENKA ISKUGU JIRA EE HARGEYSI LA CIIR-CIIRAYSAA???!!!! AKHRI SHEEKOOYIN XAQIIQO AH

iftineducation.com – Mee Anshixii Wanaagsanaa, Waa Maxay Darbi jiifkan Raga iyo Haweenka Iskugu jira Ee Hargeysi la ciir-ciiraysaa???!!!! Akhri sheekooyin Xaqiiqo ah W/Q: Mr.Hamse Bashe Wiyeer Qof kasta oo Hargeysa kunool, gaar ahaan ka ag dhow meelaha suuqyada ahi, wuxuu subax kasta iyo habeen kasta indhaha ku dhuftaa kooxo dhalinyaro darbi jiif ah oo meel ku urursan kuwaas oo iskugu jira…

Continue Reading

Uncategorized

Sheeko uu qoray sxbkeyga Crahman Ahmed oo iga qoslisay oo micno iyo nuxur ximbaarsan ayaa u qorneed sidaan #‎kenya‬ ‪#‎Ethiopia‬

iftineducation.com – Sheeko uu qoray sxbkeyga Crahman Ahmed oo iga qoslisay oo micno iyo nuxur ximbaarsan ayaa u qorneed sidaas “Waraabe baa laga sheegay inuu yiri: Anigu ma cuno xoolaha, Maskax iyo maan aan leeyahayna kuma cuno, ee markaan arko Ari goosan ah oo cidla maraya,baan is iraahdaa war kolay dad muslim ah buu ka soo baxsadaye u celi,  Markaan soo…

Continue Reading

Uncategorized

sharmuuto galmada xaaraanta waxaa laga qaadaa cudurka jabtada iyo HIV AIDSKA

iftineducation.com – kaadi badan hayso, sidee looga hortagi karaa xanuunkaas? waxaa looga hortagi karaa qofka inuu iska yareeyo inuu ku fikiro raaxo ama sheekooyinka kacsiga leh oo kiciya nimanka iyo naagaha ka fogaado,  sheekada aad bay kicisaa qofka raga ama dumarka, qooq ayay kordhisaa,  haddii naag aad qabto galmada ku raaxayso, haddii aadan naag qabinna waxaa laga rabaa inaad iska ilaaliso…

Continue Reading

Uncategorized

Kacsiga Xanuunka uu xubnaha u keeno

iftineducation.com – Kacsiga Xanuunka uu xubnaha u keeno, Xubnaha taranka kacsiga marka uu soo galo waxay dareemaan dhiig inuu ka soo buuxsamay, dhiigaas raaxo ayuu dareensiiyaa raga iyo dumarkaba, waxaa jira dad marka ay dareemaan qooq xanuun ka dareema xubnaha taran, dadna waxay dareemaan kaadi inay hayso oo kale, siiba dhalinyarta hadda soo qaangaaraya, subaxdii marka ninka hurdada ku jiro guskiisa…

Continue Reading

Uncategorized

Uur malaga qaadi karaa haddii dabada biyo lagu shubo

iftineducation.com – Waxaan jiraa 28 sano waxaan saaxiib la ahaa wiil dhalinyar ah,  maalin ayaan waxaan aaday gurigiisa qalad baa inaga dhacay galmada dabada ayaannu samaynay marka biyaha ayuu igu shubay  hadda dhiiga ayaa iga soo daahay aad baan u baqayaa inaan sidaas uur ku qaado ila taliyaa maxaan sameeyaa? JAWAAB  Marka hore ka towbad keen sinada aad gashay galmada dabada…

Continue Reading

Uncategorized

Heshiiskii Xuseen caydiid iyo Cali Mahdi

iftineducation.com – Heshiiskii Xuseen caydiid iyo Cali Mahdi Caydiid iyo cali mahdi waxay caan ku noqdeen dagaalladii ka dhici jiray xamar 1992 oo aadka u burburiyay muqdisho,  marka caydiid dhinay waxa booskiisa soo galay  xuseen maxamed faarax caydiid oo ka yimid dalka maraykanka,  sawirkaan wuxuu tilmaamayaa taariikhda ay isla soo mareen abgaal iyo habargidir oo ku dhisnayd dagaal iyo burbur,  waxaa…

Continue Reading

Uncategorized

Qabiilka ugu kufsasho badan haweenka

iftineducation.com – Beeshan waxay caan ku tahay kufsiga, marka siyaad barre laga saaray dalka waxay ka mid ahayd ururka USC beeshan haddii aad maqashay cayaal faay cali oo joogay magaalada madiino badankooda beeshan ayay ka tirsanaayeen, marka dalka uu galay rabshado ballaaran qabiilkan wuxuu u soo jeestay inuu dadka dhaco dumarkana kufsado, waxaa la sheegaa mar ayaa waxay isbaaro u dhigteen…

Continue Reading