Uncategorized

Daawo Muuqaal “Faah Faahin ku Saabsan Shan Dhalinyaro Soomaali oo u Socotey Masaajid oo lagu Weeray Minneapolis !!

iftineducation.com – Shan Dhalinyaro Soomaaliyeed oo u Socotey Masaajidka ayaa waxaa la sheegay inay rag Cadaan ah oo Hubeysan ay ku weerareen magaalada Minneapolis ee dalkaas Mareykanka ayadoona ay halkaas ku dhawacmeen laba ka mid ah Soomaalidaas Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ay tiradoodu gaareyso 5 qofood oo ku Labisnaa Qamiisyo ayaa waxaa la sheegay inay fal Cunsurinimo ah ay kala kulmeen kooxo…

Continue Reading

Uncategorized

“WAXAAN TAGAY JABUUTI OO MADAXWEYNAHA, MARWOOYINKA ILAA KA U HOOSEEYAA UU QAYILAAYO” HOGGAAMIYAHA AQLABIYADA BAARLAMANKA KENYA.

iftineducation.com – Hoggaamiyaha Aqbaliyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale oo ka mid ah Mudaneyaasha Soomaalida ah ee laga soo doorto Gobolka Waqooyi-bari Kenya, ayaa ka warramay Waxyaabo layaab leh oo uu ku arkay Dalka Jabuuti oo uu Safar ku tagay Caleemo-saarkii Afraad ee Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar. 11026215_866648263402111_752667859388168633_n Aadan Barre Ducaale, waxa uu sheegay inuu Arrin uu la yaabay ku arkay…

Continue Reading

Uncategorized

falanqeyn kusaabsan Farmaajo oo qaad cunayo oo sawir laga soo qaaday isagoo bilaa dhar ah……..????

iftineducation.com – Ninka sida weyn loogu badinaayey in uu noqda madaxweynaha dalka Soomaaliya Mudana Farmaajo ayaa caawa waxaa la soo dhex dhigay sawir isagoo dhar heysan oo qaad qeybinaayo iyadoona sawirkaan ku soo aaday xili ay doorashada madaxweyna nimada ka dhimantahayw ax ka yar 5 casho Sawirkan aayanu hubin anagu hadaanu nahay bahda Jornalizem inuu yahay sawir sax ah , wax…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo VIDEO: Hareeri oo Barnaamij Qaadka Harariga ah Ku Saabsan kasoo Diyaariyay Beeraha Khaadta Somalida Ethiopia

iftineducation.com – Daawo VIDEO: Hareeri oo Barnaamij Qaadka Harariga ah Ku Saabsan kasoo Diyaariyay Beeraha Khaadta Somalida Ethiopia Wariya Abdisalaam Harari ayaa waxa ka soo Diyaariyay Barnaamij ku Saabsan Qaadka Beeraha Degaanada Somalida Ethopia ee Khaadka Lagu Beero. Abdisalaam Harari ayaa waxa ku Wareesana Barnaamijkiisa Hablo Qayilaayo, Waxa uuna soo Bandhiga sida Kala duwan yihiin Qadaadka looga beero , Xiliyada lacuno…

Continue Reading

Uncategorized

Mo agtahay qaadka inuu sidan raga ku sameeyo biya baxa dag daga

iftineducation.com – Waxaa jira daraaso badan laga sameeyo qaadka ama jaadka waxyaalaha jirka uu ku sameeyo, kitbaabka Althabaat fii xadri alqaat  الثبات في حظر القات  waxaa qoray qof soomaali ah oo baaritaan rasmi ku sameeyay qaadka buuggan wuxuu ku qoran yahay afka carabiga waxaad ka heli kartaa isagoo pdf ah internetka waxaa qoray  Abuu Abdirahmaan Assomali. wuxuu ku soo arooriyay waxyaalo…

Continue Reading

Uncategorized

Sida website loo sameeyo ugu sahlan

iftineducation.com – Markii hore website markuu rabo qofka inuu sameeyo wuxuu soo mari jiray meelo badan, wuxuu adeegsan jiray Front page ama Dreamweaver wuxuu qori jiray code sida html ama php ama asp iwm. laakin hadda arrimaha sahal ayay noqdeen, waxaa soo baxay barjaamijyo badan oo sahal ka dhigay samayska webka, WordPress Joomla Xoops  Drupal maxay yihiin? Qaabka cusub web loo…

Continue Reading

Uncategorized

Aqoonta rasmiga maxaa lagu gaari karaa

iftineducation.com – Aqoon mar hore ayaa la amaanay ma sinna qof waxbaranin iyo qof wax bartay, jahliga waxaad ogaataa inuu yahay cadow nolosha waxay u baahan tahay aqoon iyo iftiin soomaalida horay ayay u dhaheen la’aan waa iftiin la’aan. Sideed ku noqon karaa qof aqoon yahan ah? Sabar iyo dadaal ayaa ka horreeya wax walbo qiime leh, siiba aqoonta waxay u…

Continue Reading

Uncategorized

Uur malaga qaadi karaa haddii dabada biyo lagu shubo galmada

iftineducation.com – Waxaan jiraa 28 sano waxaan saaxiib la ahaa wiil dhalinyar ah,  maalin ayaan waxaan aaday gurigiisa qalad baa inaga dhacay galmada bada ayaannu samaynay marka biyaha ayuu igu shubay hadda dhiiga ayaa iga soo daahay aad baan u baqayaa inaan sidaas uur ku qaado ila taliyaa maxaan sameeyaa Jawaab Marka hore ka towbad keen sinada aad gashay galmada dabada…

Continue Reading

Uncategorized

Cadayga cudurada uu ka hortago

iftineducation.com – Cadayga cudurada uu ka hortago, Cadayda ama rummayga wuxuu ka mid yahay waxyaalaha dadka badankooda ay illowsan yihiin waxtarkiisa, marka aad adayga si fiican ugu cadaysanayso ilkaha aad ayay nadiif u noqonayaa, way adkaanaysaa ilkaha inay kaa dhacaan,  xitaa haddii aad gaarto da’ aad u weyn, waayo qofka markuu cuntada cuno waxaa galaya cirridka iyo ilkaha inta u dhexaysa…

Continue Reading