Uncategorized

xalaadda labaad siigada la fasaxayo waa tee?

iftineducation.com – xalaadda labaad siigada la fasaxayo waa tee?




xaaladdan waxay ku xiran tahay caafimaadka ninkii shahwada ay jirkiisa ku badto oo 




guur aan awoodin oo biyaha badnaantooda dartooda xiniinyaha ay la xunuunaan ama bararaan taas waxay keeni kartaa xanuun badan oo qofka haddii biyaha uuna iska bixinin ay u keeni karto xanuun aad u daran, 




marka uu siigayso waxaa ka fududaanaya biyahaas waxaa laga yaabaa inuu ka badbaado dhibkaas oo u imaan karo, 




culimada xaaladdaas way isku waafaqsan yihiin.