Uncategorized

Sinada ugu dembiga weyn waa tee

iftineducation.com – Sinada ugu dembiga weyn waa tee


Sinada ugu dembiga weyn waa tee , 


Sinada waxay ka mid tahay dembiyada ugu waaweyn oo diinta islaamka iyo diimihii ka horreeyay ay si toos u xarrimeen, 


diinta islaamka waa diinta lagu khatimay diimaha hore, sinada waa xaaran oo go’an oon shaki ku jirin, 


sinada waa in la galiyo geedka ninka madaxiisa farji dumar, 




marka sidaas dhacdo waa zino rasmi ah, haddii arrin sidaas aan ahayn ninka iyo naagta dhexmaraan waa dembi laakin sinada oo kabiirada ma aha, 




sida qofka haddii ay naagta geedkiisa gacanta ku qabato ama haddii uu cajiraha geedka ugu rugo ama barida ama caloosha ama kilkilaha.