Uncategorized

Sinada miyay kala daran tahay dembi ahaan?

iftineducation.com – Sinada miayay kala daran tahay dembi ahaan?




jawaabta waa ah, sinada ugu daran waa midda qaraabada sida hooyada ama habaryarta ama eedada ama walaasha , 


sinada noocan ah kama dhacdo bulshada soomaaliya, 


laakin bulshada qaar ayay ka dhacdaa, 




waxay ka mid tahay sinada midda ugu dambiga daran, 




nin hooyadii fuulaya waa falka ugu dambiga weyn sina ahaan, 




qofka noocaas sameeya waa lagu xukumaa dil xitaa haddii uuna guursanin, 




waayo wuxuu fasahaadinayaa koonka wuxuu ku soo laabtay familka taas oo keenaysa inuu wax badan sharaf ah burburiyo.