Uncategorized

Goorta ay siigada bannaan tahay

iftineducation.com – Goorta ay siigada bannaan tahay waa xiligee, 


siigada ama seegada qofba siduu u garanayo culimada muslimiinta way isku khilaafeen inay xalaal tahay ama xaaraan ay tahay, 




laakin culimada badankooda waxay u arkeen inay xaaraan tahay, 




sidaa awgeed mad’habka shaafici wuxuu u arkay inay siigada xaaraam tahay taasna ayay soomaalidu raaceen, 




laakin iyadoo sidaas ay tahay ayaa haddana culimada diidan seegada guud ahaan banneeyay inay xalaal noqonayso mararka qaar kooda tolow


Goorta ay siigada bannaan tahay