Uncategorized

Maryan iyo Caisha Oo Video laga soo duubey Gudaha Siiriya -Muuqaal

iftineducation.com – Gabdho soomaali ah oo muddo dheer laga raadinayay dalka Siiriya ayaa waxa ay soo qireen nolosha dhabta ah ay ku jiraan waxaana ay ku qanacsanaayen qaabka ay nool yihiin iyo dagaalada ay kaga jiraan dalka Siiriya oo ay safar dheer usoo aadeen.


Labadan Gabar waa mataano waxaana Maryama qaba Nin u dhashay Sweden oo dagaal usoo doontay dalka Siiriya waxaana labadooda ay hada yihiin kuwa ku qanacsan dagaalada ay kaga qayb qaadanayaan dalka Siiriya oo ay muddo laba sana ah joogaan.