Uncategorized

Daawo Sawirada: Shabaab oo soo bandhigay Khasaaraha Amisom kasoo gaaray dagaalkii cuslaa ee Leego

iftineducation.com – Sawiro ay baraha Internetka ku baahiyeen Ururka Al Shabaab ayaa lagu soo bandhigay khasaaraha ciidamada Amisom kasoo gaaray dagalkii cuslaa ee Jimcihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanka Leego oo Shabeellaha hoose ka tirsan.



Sawirada ayaa laga dhex arkayaa ciidamo badan oo Amisom ka tirsan oo la dilay, kuwaasi oo meydkooda dhex-daadsan xerada Leego dhexdeeda.


Sidoo kale waxaa sawirada laga arkayaa ciidamo ka tirsan Shabaabka oo ku dhexlugeynaya deegaanka Leego dhexdeeda.


Al Shabaab waxa ay sidoo kale soo bandhigeen hub badan oo dagaalkaasi ay ku qabsadeen.