Uncategorized

DAAWO: Nolosha Dadka AFrikaanka ah ee Yurub ku Nool (VIDEO)

iftineducation.com – Barnaamijkan ayaa ah mid laga soo duubay Umadda Afrikaanka ah ee ku nool wadamada Yurub, iyo sida ay dhaliyaradaas ula macaamilaa dhaqamada aysan horay u aqoon ee ka yaabiya.


Hadaba Wariyaha ayaa waxa uu booqanayaa qaar ka mid ah dhalinyaradaas, waxana uu ka waraysanayaa nolosha ay ku noolyihiin iyo Caqabadaha ay kala kulmaan umadaha ay la nool yihiin.




Riix Halkaan ka daawo