Uncategorized

DAAWO Wasiirka Qorshaynta oo Sharaxaad ka bixiyay Murankii Ka Dhashay Tirokoobka Dalka (VIDEO)

iftineducation.com – Wasiirka Qorsheynta iyo xiriirka caalamiga mudane Cabdiraxmaan Caynte ayaa waxaa laga waraystay barnaamijka tirkoobka dadka Soomaaliyeed ee ismaandhaafka iyo muranka dhaliyay. Wasiirka ayaa sharaxaad ka bixiyay sida uu u dhacay tirikoobka, sheegayna in howlihii la qabtay sadexdii sano ee u danbeysan aysan ahayn tirakoob rasmi ah, laakiin uu yahay Sahan qiyaaseed. Wasiirka ayaa sheegay inay og’yihiin in systemka ay…

Continue Reading

Uncategorized

DAAWO: Wariye Waraysi ka Qaaday Soomaalida Ku nool Magaalada Minneapolis (VIDEO)

iftineducation.com – Waraysi laga qaaday qaar kamid ah Soomaalida ku nool Magaalada Minneapolis dalka maraykanka ayaa sheegay inay taageersan yihiin in dalka Maraykanka lagfu dhaqo Sharciga Shareecada ama (Sharia Low). Arintaan ayaa waxaa ay la yaab ku noqotay dadka Marykanka ah, waxaana laamaha Social Media-ha ka qarxay wadaxaajoodyo iyo dhaleecaymo ay dadka qaar u jeedinayaan bulshada Somalida ah ee ku nool…

Continue Reading

Uncategorized

Wasaaradda Macdanta oo Rajada Batroolka Somaliya ku Tilmaantay mid dhiira-gelin leh

iftineducation.com –  War maanta kasoo baxay Wasaarada Macdanta iyo Batroolka ee Dowladda Federaalka ayaa lagu sheegay in wasaarada aysan ogolaaneyn heshiis aanan xalaal aheyn oo ku saabsan arimaha Shidaalka. Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka waxaa farxad u ah in ay ka warbixiso in sahanka shidaalka laga sameeyey Soomaliya uu yahay rajadiisa mid dhiira-gelin leh. Soomaliya waa mid dhaqso u soo kabsaneysa, maalgashayaashu…

Continue Reading

Uncategorized

Muqdisho: Wadooyin Biyaha Roobka xereen oo la furay: Sawirro

iftineducation.com – Waxaa shalay ilaa xalay gurmad ku jiray waaxda howlaha guud ee Gobolka Banadir taas oo sameynaysay in ay furto dhamaan wadooyinka biyuhuxireen iyo goobaha loogu tala galay in ay biyuhu fadhiistaan. Waxaa kale oo ay sameysay in ay Biyaha kasaarto guryaha dadku daganaa oo ay Biyuhu galeen.

Uncategorized

Muungaab: Annaga soo saari doono tirakoobka rasmiga ah ee G/Banaadir Sawirro

iftineducation.com – Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xusen “Muungaab” oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in maamulka gobalka Banaadir uu dhawaan soo saari doono tirada rasmiga ah dadka ku nool magaalada caasimada ah ee Muqdisho isagoo tira koobka dhawaan la soo saaray ku tilmaamay mid aan sax ahayn. Xasan Maxamed Xuseen ayaa sheegay in maalinba maalinta ka dambeysa…

Continue Reading

Uncategorized

DF oo war kasoo saartay Xasuuqa ay Liyuu Boolis ka wadaan Galgaduud

iftineducation.com – DF ayaa markii ugu horeeysay ka hadashay xasuuqa ay Ciidamada ismaamulka Soomaalida Ethiopia ka wadaan qeybo kamid ah Gobolka Galgaduud. Wasiirka ariimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen “Odawaa” ayaa ka hadlay dagaaladda ka socda soohdinta u dhaxeysa gobolka Galgaduud iyo Dowlad Deganka Soomaalida Ethiopia, kaas oo u dhexeya dad xoolo dhaqato ah iyo Ciidamada…

Continue Reading

Uncategorized

Baarlamanka DF oo maanta codka kalsoonida u qaadaya Mooshinka Baarlamaanka Jubbaland

iftineducation.com – Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod u qaadaya mooshinka laga keenay dhismaha Baarlamaanka Maamulka KMG ee Jubba, mooshinkaasi oo dhowr baaqatay cod u qaadistiisa. Kulan saacadaha soo socda ee maanta ay Xildhibaanada ku yeelanayaan aqalka Golaha shacabka, ayaa waxaa cod loogu qaadayaa mooshinkaasi oo ah Ajandaha koowaad ee baarlamaanka. Xildhibaan Maxamed Cumar oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa…

Continue Reading