Uncategorized

Daawo fadeexada farxiya fiska waa tii ugu saqajaan saneed fanaaniinta Qur’aan Chalenge Tani waa tii naarta

iftineducation.com – Daawo fadeexada farxiya fiska waa tii ugu saqajaan saneed fanaaniinta Qur’aan Chalenge Tani waa tii naarta waxaan halkan idinku soo gudbineynaa muqaal aad u yaab badan oo Ay soo duubtay Fanaanada Codka halaasiga ah leh Farxiya Ahmed cadaawe Fiska lakiin muuqaalkaan wuu ka duwanyahay kuwii hore fiska kani waa mid ay ugu geftay diinta islaamka waayo iyadoo aad moodeysid…

Continue Reading

Uncategorized

Fariin u gaar ah Ragga Isticmaala Awood raadinta Nuucaan ah

iftineducation.com – Maqaalkaan ayaa cinwaan looga dhigay daawo kastaahi dareenka kor uma qaado, waxaana lagula hadlayay ragga caajisku kaga yimaado galmada kadibna adeegsada dawooyin la sheego iney  caawinaad ka geystaan weerarka sariirta ama galmada. laakiin inta badan daawyinka la xiyisiiyo ee la tilmamo iney yihiin kuwo tayo leh oo qafka siin kara awood ku filan, ayaa la tilmaamay in natiijadoodu tahay…

Continue Reading

Uncategorized

Qaabkan u Qanci Xaaskaaga xiliyada Afurka kadib

iftineducation.com – Xaaska in la qanciyo waa dhibaatada ugu badan ee rag badan oo somali ah wajahdo sabatoo ah iyagoo inta badan raga hada jooga ay biyaha dhaqsa ooga imaadaaan taas oo keenta in xaaska oo wali qancin ninka iska seexdo. Hadaba si arintaas looga hortago waxaan wanaagsan in aad arimahan hoos ku xusan sameyso; 1;Ha dag dagin ee shumis ku…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo Galmada Iyo Dhibka Ay Soomalida Ku Qabaan..Yaab badanaa

iftineducation.com – Daawo Galmada Iyo Dhibka Ay Soomalida Ku Qabaan..Yaab badanaa galmada ayaa gabdho badan marka laga hadlaayo si kala duwan u fasirtaan qaarba wax nuuc bey ka aaminsan yihiin markaan waxaan idiin heynaa muuqaalo aan idiin soo koobnay aad ka yaabi doontaan daawasho wacan abaa adaa indhahaaga ku arki doonee jawi dagan ku daawo abaa RIIX HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Uncategorized

Bangiyadii Giriiga oo la xiray xilli ay taagan tahay dhibaatada deynta

iftineducation.com – Ra’iisul Wasaaraha Giriiga, Alexis Tsipras, ayaa sheegay in ay xirnaan doonaan bangiyada iyo suuqyada lagu kala iibsado saamiyada ee dalkiisa, iyo in la soo rogi doono hab lagu xakameynayo raasu maalka. khudbad uu ka jeediyay taleefishinka, ayuu Mr Tsipras waxa uu ku eedeeyay Bangiga Dhexe ee Yurub inuu ku hadidayo go’aanka uu bangigaasi qaatay ee ah in aan mudada…

Continue Reading

Uncategorized

Ninkii Kwait qarxiyay waa ”Sacuudiyaan”

iftineducation.com – Dawladda Kuwait ayaa sheegtay in uu Sacuudiyaan ahaa ninkii ka dambeeyay qaraxii jimcihii ka dhacay masaajidka Shiicada. Wasaaradda arrimaha guduha ayaa ninkaasi magaciisa ku sheegtay Fahad Suleyman Cabdulmuxsin sida ay warabaahinta dawlladu sheegtay. Wasaaraddu waxa ay sheegtay in ninkaasi uu dalka ka duulay saacado uun kaddib markii uu qaraxa dhigay masaajidka, halkaas oo ay ku geeriyoodeen ugu yaraan 27…

Continue Reading

Uncategorized

Dumarka Ma jecla Ragga la soo booda Astaanta Nuucaan ah -Fariin talo wadata

iftineducation.com – Raaxa sariireed degdegta oo socota waqti gaaban isla markaana dhamaata wax nah ah ay leedahay ma leh labada qof ee raaxadaas wada qaadanayana ma helayaan qanac dhamays tiran haddaba hadaad si fiican u akhrisid qodoban isla markaana aad si wanaagsan u fulisid waxaa hubaala ah in aad gaaraysid raaxo dhamaystiran isla markaana ay noloshiina ka lamaane ahaan ay wax…

Continue Reading

Uncategorized

SUBXAANA ALLAAH : Gaari Shabaab wateen Oo dhulka Alle la jaray -VIDEO

iftineducation.com – Arintan ayaa shalay ka dhacday deegaanka Leego Oo ka mid ah gobolka shabeelada Hosoe halkaasi oo maalin ka hor kooxda shabaabka ay ka geesteen falal gumaad ah oo ay kula kaceen dadka deegaankaasi iyo ciidanka dowlada soomaaliya . Gaarigan oo ahaaNuuca Cabdi Bilaha ah ayaa waxaa saarnaa dhowr iyo Toban Nin oo shabaab ah Oo kaligood dhulka la go’ay…

Continue Reading

Uncategorized

Amisom oo ka baxday deegaanka Leego ee Gobolka Shabeellaha Hoose, xilli shalay uun ay dib ula wareegtay

iftineducation.com – Ka dib markii shalay uun ay Ciidamada Amisom dib ula wareegeen deegaanka Leego ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayay hadana dib kaga soo baxeen habeenkii xalay ahaa. Ciidamadaan oo ay la socdeen qaar ka mid ah Ciidanka Militariga Somaliya, ayaa waxay siyaabooyin kala duwan ay u gaareen deegaanada Balli-doogle iyo Yaaqbar-weyne, oo ku dhow dhow Leego. Waxaa jira dareen laga…

Continue Reading

Uncategorized

Albaabkii murugada..Ha Aqrin Shekadaan Hadii aad Qalbi Jilicsan Tahay, waan Hubaa in aad Ilmeyn Doonto

iftineducation.com – waxaan lahaa saaxiib aan ujeclaa si dheeraad ah. waxaa ifarax galin jiray aragtidiisa waxaana wehel ii ahaa imaanshihiisa waxaan ku gutay lasaaxiibistiisa waqti aad udheer. arrinkiisa waxna igama qarin jirin anigana sidoo kale ayaan u ahaa. ilaa aan safray safar fog. waan isku waraaqo dirnay inti muddo ah. intaa kadib waxaa iga go ay farriimihi aan kaheli jiray xaggiisa. …

Continue Reading