Uncategorized

Halkaan Ka Baro Sharciyada Raaxada Jaceylka-Muuqaal

iftineducation.com – Halkan hoose IFTIN waxa uu ku soo qoray sida aad u dhaqmaysid marka aad la socotid gacaliyehaaga ama gacalisadaada.


-Dhunkashada dibnaha =waan ku jeclahay.


-Dhunkashada dhinaca dibnaha ee uu ku dheehanyahay dareen= Anigaa ku leh


Dhunkashada dhegta= waxa aad tahay qof khaas ah


-Ilmayn= waan ku tabay.


-Dhunkashada dhabanka= saaxiibtinimo.


-Dhunkashada sanka= qofka ka qoslin…


-Dhunkashada wajiga= niyad u dajin.


-Dhunkashada qoorta = waan ku rabaa.


-Dhunkashada garbka= waxa aad tahay cajiib.


-Timaha faraha la gal-galiyo= ma noolaan karo la’aantaa.


-Dhex qabsigu= waan kuu baahanahay ama adigaan ku leeyahay.


-Habsiin= waan ku danaynayaa.


-Isu dhoolo cadayn= waan kaa helaa.




RIIX HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA