Uncategorized

Daawo Sawirada Ma isleedahay Daarahan Dhirirka iyo Quruxda badan ayaa kuyaala Magaalada Muqdisho

iftineducation.com – Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa ka jiray isbadalo dhinacyo badan ah, waxaana magaalada laga dhisay daaro dhaa dheer aadna u qurux badan oo wax badan ka taray bilicda Caasimada.


Inta badan Dhismooyinkan cusub ee Magaalada Muqdisho laga dhisay oo ah kuwa aad u qurux badan soo jiidashana leh waxaa ka hirgaliya Magaalada Ganacsato iyo dad qurbaha ka yimid oo dalkooda maalgashanaya.


Dad badan ayaa aaminsan hadii amaanka Magaalada uu sii hagaago in muqdisho ay kusoo laaban doonto maqaamkeedii hore magaaladana laga hirgalin doono dhismooyin qurux badan iyo ganacsiyo kor u qaada hormarka Magaalada.