Uncategorized

waxyaabaha guska adkeeya?

iftineducation.com – Ginseng  waa geed aad u daran oo u roon wadnaha iyo dhiigga, wuxuu ka baxaa dalka Korea iyo China iyo Canada iyo USA .  


killda waxaa la gadaa 300$ ku dhowaad, geedka wuxuu kaloo taraa dhanka galmada dadka bahalka ka daciifay wuxuu siiyaa awood badan marka uu geedkan adeegsado Ginseng waa geed dabiici ah oo u roon maskaxda ruuxa u baahan inuu xifdigiisa kordho ha adeegsado Ginseng, isagoo caadi ah waxaad u cuni kartaa sida cadayga loo calaanjiyo waxaa kalood ka dhigi kartaa shaah, hadda waa la helaa isagoo shaah oo kale u diyaarsan, intaad keento biya kulul ayaad dhexgalinaysaa ilaa uu ka dhalaalo, wax dhib uu leeyahayna ma jiraan .