Uncategorized

Video: Soomaaliyeed Ashahaadka Shiicada loo qabtay

iftineducation.com – Maxamed Cali oo ah nin Soomaaliyeed, wuxuuna sheegay in uu ku qancay Mad-habta Shiicada, markii uu baaris iyo isbarbar dhig uu sameeyay kadibna, go’aankaasi qaatay.


Ninkani Soomaaliyeed oo Maqaayad ku lahaa Londan, wuxuu marti ku noqday Telefishin Shiicada leedahay, waxaana laga diyaariyay barnaamij la magac baxay Dib u dhalasho, iyadoo wadaad ka mid ah Culumada Shiicada uu Ashahaadka Shiicada u qabtay, kana duwan Ashahaadka Sunniga rasmiga ah ee Islaamka.Soomaali-shiico.





Ninkan oo la ilmeynaya muxubada uu u qabo Mad-habta Shiicada ayaa videogaan oo loo turjumay Af-Soomaali wuxuu kaga hadlayaa arrimo badan, taasoo uu ku dafirayo waxyaabo badan oo Culumada ay ku tilmaameen mid Islaanimada looga bixi karo.




RIIX Halkaan ka Daawo