Uncategorized

Daawo Sawirada Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo u amba baxay dalka Sucuudiga

iftineducation.com – Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa galabta ka amba baxay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusmaan ee magaalada Muqdisho isagoo ku siijeeda dalka Sucuudiga halkaasoo uu madaxweynuhu kusoo gudan doono waajibaadka Xajka, Madaxweynaha oo ay wehliyaan ku xigeenka Ra’isulwasaaraha ahna wasiirka diinta iyo Owqaafta Ridwaan Xersi Maxamed iyo xubno katirsan labada gole ee dowladda Soomaaliya ayaa waxaa…

Continue Reading

Uncategorized

DAAWO VIDEO : Dadkii Soomaaliya lahaa waa kuwaa qaxootiga ah oo meel walba daad sane maxaa hadhay oo layskuhaystaa..

iftineducation.com – Soomaalida  Ku nool Xeryaha Qaxootiga oo lagu Qiyaasay Tiradoodu inay kor udhaafayso 1000,000 (Halmilyan) oo Qofood ayaa badan koodu ah qaxooti 1991 kadib markay burburtay dawladii dhexe ee soomaaliya halkaasna ay ka qarxeen dagaalo sokeeye. Halka qaybaha ka soo bad baadana ay in badan oo kamid ahi lasoo galaan xanuuno maskaxda ah oo ay ugu wacan tahay dhibkii iyo…

Continue Reading

Uncategorized

Video: Soomaaliyeed Ashahaadka Shiicada loo qabtay

iftineducation.com – Maxamed Cali oo ah nin Soomaaliyeed, wuxuuna sheegay in uu ku qancay Mad-habta Shiicada, markii uu baaris iyo isbarbar dhig uu sameeyay kadibna, go’aankaasi qaatay. Ninkani Soomaaliyeed oo Maqaayad ku lahaa Londan, wuxuu marti ku noqday Telefishin Shiicada leedahay, waxaana laga diyaariyay barnaamij la magac baxay Dib u dhalasho, iyadoo wadaad ka mid ah Culumada Shiicada uu Ashahaadka Shiicada…

Continue Reading

Uncategorized

Jay-Z, Beyonce, Beckham iyo martidii caawa daawanaysay ciyaartii PSG iyo Barcelona ee ka dhacday Paris

iftineducation.com – Kulankii cuslaa ee caawa ka dhacay Garoonka ‘Parc de Princes’ ee magaallada Paris ee dhex martay kooxaha Paris Saint-Germain iyo Barcelona ayaa waxaa ka soo qayb galay marti ay ka mid ahaayeen shaqsiyaad caan ah. Waxaa ka mid ahaa dadkii kulankan daawanayay Madaxweynihii hore ee Faransiiska Nicolas Sarkozy, Fannaanka weyn ee Heesaha RAP-ka Mareykanka Jay-Z iyo xaaskiisa Beyonce, xidiggii…

Continue Reading