Uncategorized

DAAWO Film cusub oo dil iyo jaceyl isugu jira

iftineducation.com – Filim cusub oo somali ah lana magac baxay Sirtii Qarsoonayd, ayaa dhawaan idiin soo tabin doonaa hadii alle idmo, filimkan oo soo saaristiisa ay iska kaashadeen shirkado waawayn oo magac leh kuna yaala somaliland, Hadaba halkan hoose ka daawo muuqaalka filimkaasi oo hadii alle idmo dhawaan aan isagoo dhamaystiran idiin soo gudbin doono RIIX HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Uncategorized

DAAWO Raila Odinga Oo Lala Dhacay Ul Weliba Meel Fagaare Iyo Sababta

iftineducation.com – Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya ayaa meel fagaara ah lagu garaacay, isagoo ka qeybgalayey ol’ole siyaasadeed. Nin oday ah ayaa ka soo dhexbaxay dadkii fagaaraha ku sugnaa oo waxaa uu ul la dhacay Raila Odinga. Laba jeer ayuu la haleelay usha ka hor inta aanay xakamayn ilaalada Raila Odinga. Ninkaasi odayga ah ayaa isla markiiba la sii daayay isagoo loo maleeyay…

Continue Reading