Uncategorized

Sawirro:- B/Mudullood oo soo af jartay colaadii Biyamaal iyo H/gidir

iftineducation.com – Beesha Mudullood ayaa maanta “01-10-2014″ gogol nabadeed magaalada Muqdisho ugu fidisay beelaha Habar Gidir iyo Biyomaal oo mudooyinkii ugu danbeeyay ku dagaalamayay gobolka Shabeellaha Hoose, gogashaasi oo lagu soo afjaray collaadii labada dhinac ee mudo soo jiidanmeysay. Gogoshan oo mudo Sedax bilood ah uu kasoo shaqeynayay Ugaaska Beelaha Mudullood Ugaas Maxamuud Cali UGaas ayaa waxaa kasoo qeybgalay Waxgarad isugu…

Continue Reading

Uncategorized

Hooyo la ilmeysay Gabadheeda oo Jihaadka Syria ku biirtay: Video

iftineducation.com – Safiya Xuseen waa hooyada dhashay, Yursa oo 15 sano jir ah, taasoo mudo todobaad ka hor ah u safartay dalka Turkiga, waxaana laga yaabaa in ay ku biirto kooxaha argagixisada ee ka dagaalama dalka Syria sida ay sheegeen Booliska magaalada Bristol oo ay ka tagtay gabadhan yar. Hooyo Safiya oo shir jaraa’id ku qabatay Bristol ayaa la ilmeysay tallaabada…

Continue Reading

Uncategorized

Haddaanad Weligaa Guuldarraysan, Iskumaad Dayin Arrinkaan

iftineducation.com – Qof ka bani’aadamka ah haddaannu isku day cusub samayn ma guuldarraysto, ma ogaado dariiqa guusha, waayo isku dayga ugu horreeya shayga ku cusub qofka noloshiisa wuu dhib badan yahay, marar badanna waa lagu fashilmaa. Hase ahaatee, qofka aan fashiladahaas ka guulaysan, dedaalna aan samayn oo ku sugnaada guuldarrooyinka uu gaadhay, halkiina aan tallaabo hore uga sii qaadin waa mid…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo Muuqaal Laga Sameeyay Arrin Dhib Ah Oo Haysata Lamaanayaal Badan Oo Soomaaliyeed

iftineducation.com – Fanaanka Cabdiraxmaan Caydiis oo ka tirsan fanaaniinta Xidigaha geeska ayaa soo saaray hees cusub oo jacayl ah oo aad u macaan una muuqaal wanaagsan Heestaan oo magaceeda la yiraahdo Summer ayaa ku saabsan dhalinyarada Soomaaliyeed ee ee hawada iska jecelaada iyagoo kala fog kuna wada xiriira teelafoonka iyo aaladaha sida Facebook, Twitter Viber Wassup Skype iwm isla markaana suga…

Continue Reading

Uncategorized

Ragga Hadalka Badan Iyo Kuwa Hadalka Yar Midkee Durba Soo Jiita Dumarka? Daraasad Cusub

iftineducation.com – Muddo toban sanno ku dhawaad ah ayaa khubaro u dhalatay dalka Kanada oo baadhitaan ku hayey nooca ragga ee dumarku ka helaan, ayaa ogaaday in ragga hadalkoodu yar yahay ee kelmadaha gaagaaban adeegsada ay soo jiitaan, isla markaana hantaan qalbiga haweenka, iyadoo dumarku aaminsan yihiin in hadal yaraantu tahay astaan muujinaysa ragganimada qofka ama ninka. Haweenka oo celcelis ahaan…

Continue Reading