Uncategorized

DEG DEG: Qaraxyo Laga Maqlayo Magaalada Marka & Xaalada oo Kacsan

iftineducation.com – Wararka Ka imaanaya MagaaladaMarka Ee Xarunta Gobolka Shabbelaha Hoose Ayaa sheegayaan in maanta Qaraxyo Lagula Eegatay Ciidamada AMISOM.


Qaraxa Koowaad waxaa uu Ka Dhacay Xaafada Sheikh Abroone Kaas oo Lala beegasaday Gaadiid Ay Saarnaayen Cidanka AMISOM iyadoona La Shegyo in Qasaare uu gaarsiiyay ciidamada amisom.


Qaraxa Labaad isana Waxaa lala Eegatay Ciidan Gurmad u Ahaa Kuwa Xaafada Sheikh Abroone Lagu Qarxiyey,kuwaas oo ka soo baxay Xarun Ay Ku leeyihiin Duleedka Magaalada Waxaana Iyaga oo Lugeynaya Lala Bartil mamed Saday Miinada Nooca Meelaha Fog Laga Hago Sida Dad Gob Jooga Yaal ay u Xaqiijiyeen Shabakada Nabadbile.com.


Ciidanka AMISOM Ayaa Xanibay isku Socodka Dadka iyo Ganacsiga Magaaladasi.






Saraakiisha Booiska Gobolka Shabbelaha Hoose iyoKan Magaalada Marka oo Aan Laxiriirnay si aan wax uga weydiino Qarxyada Maanta Dhacay Nooma Aysan Suura Gelin Hasa Ahaatee Xarakada Al-Shabaab Ayaa Warbaahinadooda Ku Sheegtay in Iyagu ay kadan beyeen Qaraxyadasi.