Uncategorized

ma ogtahay kacsiga haaweenka waxo u qeebsamaa 3 nooc Oo Kala Dardaran Halkaan Ka Aqriso

iftineducation.com – Haweenka waxay u qaybsamaan xaga dareenka kacsiga 3 nooc waxaana look ala qaadaa sida tan :- Midda hore waa naag aad u kacsi badan naagta noocan ahi waxay isku aragtaa dhecaan badan siiba marka dhiigga haydka ay ka dhaqato bahlkeedana wuu bararayaa si daranna wuu u kululaanayaa, marka ay gabar aan la qabin ayay tahay waxay aragtaa riyo galmo…

Continue Reading

Uncategorized

Qaabkaan Raaxo Kulul Ayay Ka Helaaan Haweenka Waligoodna Kuma Iloobayaan (Sir Culus)

iftineducation.com – Ceeb ma ah in hab waliba oo macaantaada ku heli karto gariirka galmada u sameeyso , hadaba galmada lagu sameeyo istaaga ayaa haween badan la dhareeraan oo wax ay helaan macaan kii ugu dambeeyay. Habkaanayaa ah in ninka uu istaago halka haweeneyda iyana ay gacameeda ku qabsaneyso qoorta ninka , waxa uu ninka sameeynayaa in uu kor qaado lamaantiisa…

Continue Reading

Uncategorized

Dumarka Buuran vs Kuwa Caatada Ah, Ragga Soomaaliyeed Kuwee Ayay Jecelyihiin, HALKAAN KA AKHRISO

iftineducation.com – Isbaddalka dookha ragga xagga jirka haweenka, xiliyadii hore waxay aheed mid loolan loogu jiro sidii lagu heli lahaa haweeneey buuran, ninka qaba haweeneyda caata ah ama aan buurneen wuxuu nin ka dhawaacan qalbiga isaga oo isku dayi sidii xaaskiisa uu uga dhigi lahaa mid buuran, halka gabadha caatada ah ay aheed mid markaas suuqa guurka ka xiran ama dib…

Continue Reading

Uncategorized

Aqriso Askari nafta u keenay Shacabka Degmada Dayniile oo Maanta la toogtay iyo Faah faahin laga helayo qaabka loo dilay

Askar katirsan Ciidanka Dowlada Soomaaliya ayaa maanta Xaafada Ciise Cabdi ee Degmada Dayniile waxa ay ku dileen askari kale oo katirsan isla Ciidanka, kaa oo la sheegay in dhibaato xoogan uu ku hayay Shacabka ku dhaqan Xaafadaasi. Sida goob joogayaal ku warameen Askariga la dilay ayaa watay warqad Boono been ah ,waxa uuna lacago baad ah ka qaadi jiray dadka…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo Fanaanada Yurub Bella Iyo Top Ten-ka Sawiradeeda +VIDEO

iftineducation.com – Akhristayaasha qiimaha iyo qaayaha badan ee ku xiran iftineducation.com waxaan halkaan idin kugu soo bandhigaynaa sawirro xul ah iyo weliba muuqaal cusub oo aad loo hadal hayo oo aan idin kaga hayno fanaanada Yurub Bella. Fanaanadaan ayaa ka mid ah fanaaniinta ku nool dalka Kenya khaasatan magaalada Nairobi waxayna leedahay taageerayaal aad u badan, Fanaanada da,da yar ee  Yurub…

Continue Reading

Uncategorized

Kulunka Macaan Ee Sariirta Ayaad Ku Ogaan Karta In Ninkaada Uu Ku Khayaanayo,

iftineducation.com – Cilmi baaris la sameyay ayaa iftiimineysa in %60 ragga in ay khiyaanaan xaasaskooda , waxaana suura gal ah in khiyaanadaas lagu soo saaro habab kala duwan , waxaana cilmi baaristan laga sameeyay dalka Brazil ay sheegaysaa in lagu soo saari karo sidoo kale habka uu u sameeyo ciyaarta ama kulanka macaan ee sariirta. Cilmi baaristan waxay shaacineysa in haweeneyda…

Continue Reading

Uncategorized

Goobahaan Hadii Aad Ka Marto Ninkaaga Xiliga Galmada Riinkiisa Waxaa Laga Maqlayaa Deriska – Qalinkiii Najma Qaali

iftineducation.com – Raga waa ku kala duwan yihiin gobaha laga dareemo macaanka ciyaarta sariirta balse waxaa jira goobo ay raga inta badan isaga mid yihiin oo aadna ugu dhaw una shabaha goobaha haweenka ka kacsadaan. Bishimaha: waa goobaha ugu daran ee labada lamaane ka helaan macaanka , waxaan la dhihi karaa waxa ay mas’uul ka tahay kalgaceylka labada lamaane. Dagaha: waxaa ka…

Continue Reading

Uncategorized

Maxaad Ka Taqaanaa Qalabka Lagu Cabiro Heerka Uu Gaarsiisan Yahay Dareenka kacsiga xaaskaaga?

iftineducation.com – Maxaad Ka Taqaanaa Qalabka Lagu Cabiro Heerka Uu Gaarsiisan Yahay Jaceylka Labada Lamaane ? Dhunkashada ahmiyad weyn u leh nolosha Romantica labada lamaane , waxa ayna haweenka ula dhigan tahay neefta la qaato , kulamaa macaanka dhunkashada uu yaraado waxa ay noloshaas u baahan tahay dib u cusbooneysiin. Dhunkashada ayaa ah Thermometer-ka lagu cabiro xaraarada nolosha labada qoys kulamaa…

Continue Reading