Uncategorized

Video deg deg Ah: Maleeshiyada Siilanyo Oo Cagta mariyey Laascanod & Wariyihii UNIVERSAL Tv oo la dilay + Xaalka (LIVE)

iftineducation.com Maleeshiyaad Katirsan Maamulka Hargeisa  ee uu Hogaamiyo Danbiile Siilaanyo ayaa Cagta Mariyey Goobo Badan oo Kamida Magaalada Laascanod iyagoona Dhibaato Xoogan ugaystay Danyarta iyo Waliba Dadka Barakacayaasha ah.

Wariyaha Tvga Univesal Aadan Maxamed karaama oo maalintii shalay diyaarinayay  qaabka ay kooxdan  dawladda hoose isku magacawday u dumisay  suuqa Tuulo qodax iyo waliba Dareenka Shacabka ayaa Saaka  Jidhdil Loo gaystay Xabsigana la Dhigay.

Si looga hortago warbixino iyo cadaymo vedio ah ayaa  Maayarka degmadda laascaanood Ugu Magacaaban Jabhada Siilaanyo Cabdiqaadir xuuxuule  iyo xoghayahe Ku Sheega    Cabdikhayre dirir ay  bilaabeen  inay ka hortagaan baahinta dhibaatooyin  Dhibaatada iyo Musuq Maasuqa ay gaysteen.

Xaalada wariyaha La Xidhay ayaan Ilaa Hada War loo Haynin waxaana sidoo kale Jira Hanjabaado kasoo yeedhaya Maleeshiyada Siilaanyo ee Dhibaatada ka wada Magaaada Laascaanod.

Maleeshiyada Siilaanyo ayaa Adeegsanaya Horgale yaal Hargeisa loogu Soo Tababaray Sidii loo Barakicin Lahaa Dhamaan Bulshada ku Dhaqan Magalada Lascanod.