Uncategorized

C/qaadir Siidii oo lala’yahay iyo warar sheegaya inuu Yurub Iska Dhiibay

iftineducation.com – Sida wararaka aan ku heleyno Waxaa wali  la la’yahay gudoomiyihii gobolka Sh/hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii kadib markii Magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka uu uga qeyb galay Shirkii  New Deal ee Soomaaliya dhaqaalaha loogu raadinayay. Siidii, oo qeyb ka ahaa ka qeyb galayaashii Shirkaas ayaa lasheegayaa inuusan dib  ugu Soolaaban Gobolkii uu gudoomiyaha ka ahaa ee Sh/Hoose , Mas’uuliyiin…

Continue Reading

Uncategorized

Dhacdo Naxdin leh: Aabe Afar Caruur ah oo uu dhalay Dilay

iftineducation.com –  Cumar Shire Xasan, waan Aabo Soomaaliyeed wuxuu Afar Caruur ah uu dhalay ku dilay Xalay deegaan qiyaastii 25 KM ujira Magalaada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ,waxaana jira warar arintaas kasoo baxaya. Caruurtan Afarta ah ayaa dhamaantood ahaa Wiilal Waxaana Dhacdadan ay ka dhacday deegaanka Galxamur oo ku dhaw Deegaanka Baardheere ee Gobolka Hiiraan,waxaana latilmaamayaa in Aabahan uu Caruurtiisa ka…

Continue Reading

Uncategorized

Top Video: Atoore Barkhad Cabdi & Tom Hanks oo soo saaray Film cusub “Daawo

iftineducation.com – Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Muuqaalka Film Cusub kaasi oo Laga Sameeyay Budhcad Badeeda Soomaalida iyo Waliba Qaakeeda. Muuqaalkan  oo Kooban ayaa waxaa Ka Dhexmuuqda Jilaaga Soomaaliyeed ee Barkhad Cabdi Sidoo kalana waxaa Ku Weheliya Tom Hanks  oo Isaguna Jilaa dhanka Filmska ah. Filmkaan Cusub ayaa Wuxuu noqday Midka Ugu Hadal Haynta Badan kadib Markii ay Bulshada La Dhacday…

Continue Reading

Uncategorized

DAAWO:-Filmka Captain Philips oo jilaa ka yahay wiil Somali oo lasii deynayo bishan

iftineducation.com – Filim cusub ee lagu magacaabo Captain Philips oo laga madalay weeraradii kooxaha burcad badeeda Soomaalida gaar ahaan afduubkii sanadkii 2009-kii loo geystay Markab xamuul oo Mareykanku leeyahay oo lagu magacaabi jirey Maersk Alabama ayaa bishan 18-keeda caalamka la daawan doonaa. Flimkan oo qaabeyntiisa iyo soo saaristiisa ay sameysay shirkada Hollywood, ayaa waxaa qayb ka ah oo wax ka jilaya…

Continue Reading

Uncategorized

DFS oo dalbatay diyaarado dagaal iyo hub kale oo culus, sabab? (Warbixin)

iftineducation.com – Dowlada Somalia ayaa Caalamka ka dalbatay hub iyo dhaqaale ay Al-sabaab kula dagaalanto, iyadoo sheegtay in hadii aysan helin hub aysan dagaal kala hortegi karin Al-shabaab. Wasiirka Difaaca Somalia C/xakiin Maxamuud Fiqi oo la hadlayay Telefishin saldhigiisu yahay Mareykanka ayaa sheegay in Dowladiisu aysan awood u lahayn inay khatarta Al-shabaab ka hortagto hadii aan lagu caawin hub iyo dhaqaale.…

Continue Reading

Uncategorized

Badda Soomaaliya oo duulaan culus lagu soo qaaday iyo qatar soo fool leh

iftineducation.com –  Hotelka Kuwait Plaza ee magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen in ka badan 50-Aqoonyahanada Badda Soomaaliya, kulankaasi oo ujeedadiisu ahayd isbarasho, is Wareysi iyo Aqoon isweydaarsi. Aqoonyahanada Badda Soomaaliya ee kulanka ka soo qeyb galay waxaa ka mid ahaa khubarro, Xeel dheerayaal, Madax iyo Badmaaxiin dhinaca Badaha horay uga soo shaqeeyay, waxaana…

Continue Reading

Uncategorized

DAAWO MUUQAAL NAXDIN BADAN:- Wiil Labo Sano Jir Ah oo Calooshiisa Lagu Arkay Caruur Mataano Ah

iftineducation.com – Run ahaanshaha qofkii maqlaa sheekadaan aad ayey ugu adkaaneysaa ka hor inta uusan akhrin Warbixinta ama uusan muuqaalka daawan laakiin idaacada Kulmiye oo mar walbo soo gudbisa dhacdooyinka cajiibka ah ee dunida ka dhaca ayaa markana idin la wadaageysa qoraal caalamku la yaaban yahay ilaa iyo waqtigaan. Halkaan ka daawo Muuqaalka Wiilkaasi Xiao Feng  oo Calooshiisa qaliinka lagu sameeyey …

Continue Reading

Uncategorized

Hadaad Dhowrkaan Arrimood Samayso Waligiis Kulama Guursanayo

iftineducation.com – Dareen dhaba hadaad rabto ,waa inaad iska ilaalisaa isdhaxgalka,kafogow meelaha raga ajnabiga kaa ah ay kubadan yihiin,Marwalbo umuuqo in ay nolosha kuu cusubtahay,Hanoqon mid is dhiibta markey,owlaad dhasho. -Gabadha rabta qancinta ninkeeda waa iney ahaa gabadh asturta jirkeeda kudadaasha nadaafada guriga iyo jirkeeda,howsha guriga iney dhaqso uqabato si iyadoo nasan nadiifa ninkeeda u yimaado. -Ahow mid ku qanacsan ninkeeda,…

Continue Reading

Uncategorized

Layaabka Africa:Lamaanayaal Maroodi ah oo midkood dhintay arin cajiib ahna kadib la arkay (SAWIRO)

iftineducation.com – Inkastoo alle dad iyo dugaag inta uu abuuray uu usameeyey lamaane ama waxyaabo aysan ka maarmi karin ayaa waxa Maroodiyaal lamaane ahaa midkood uu dhintay kadibna tiiraanyo jaceyl kadib ay muujisay Qalanjada Maroodiga Labkiisa ahayd. Dad badan ayaa la cajabay arintaan oo ka dhacday dalka Botswana iyadoo maroodiga dhidiga ahaa uu wadnaha istaagay kadibna uu sidaa ku geeriyooday. Halkaan…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo Keynaan oo soo wada Flimkii lawada sugayey ee Maana koobiyo

iftineducation.com – Heesaaga caanka ah ee reer Canada asal ahaantiisuna yahay Soomaaliya ayaa waxa uu Soomaaliya ku sameynayaa Film caalami oo kaga hadlaayo Soomaliya iyo dhibaatooyinkeeda,  Filmkaan ayaa waxa loogu magac daray Maano koobiyo. K’naan oo wareysi bixiyay wuxuu ku sheegay in filmkan cusub ee hadda gabagabo ah uu soo baxayo dhawaan isla markaana si weyn loogu shaqeeyey wuxuuna sheegay in…

Continue Reading