Uncategorized

Ciidanka Kenya oo wareejiyay gaadiidka dagaalka, oo ay ka qabteen Ciidanka Dowladda

iftineducation.com – Ciidanka Militariga ee Kenya ee qeybta ka ah hawlgalka Midowga Afrika ee Amisom, ayaa waxay maanta si rasmi ah ay u wareejiiyeen, afar gaadiidka dagaalka ah, oo ay horey uga qabsadeen Ciidamada Dowladda. Gaadiidkaan ayaa waxaa Ciidanka Dowladda looga qabtay, dagaalo muddo billo laga jooggo Magaalada Kismaayo ku dhex maray Ciidanka Dowladda iyo kuwa Maamulka Jubba. Ciidamada Kenya, ayaa…

Continue Reading

Uncategorized

Ciidanka Qalabka Sida ee Maamulka Jubba oo Kismaayo laga saaray

iftineducation.com – Maamulka Jubba, ayaa wuxuu gelinkii dambe ee maanta uu ku dhawaaqay, in Ciidankii Militariga ee Maamulka Kmg ah ee Jubba, inta badan maanta laga saaray Magaalada Kismaayo. Macalin Maxamed Ibraahim Maxamuud oo ka tirsan Saraakiisha sar sare ee Maamulka Jubba, ayaa wuxuu galabta uu Warbaahinta uu kula hadlay duleedka Magaalada Kismaayo. Macalin Maxamed, ayaa sidoo kale waxa uu sheegay…

Continue Reading

Uncategorized

Dowlada Ethiopia iyo Dowlada Somalia kala saxiixday heeshiis Koronto ku kala badalsho Dakada kismaayo Daawo xog dhamestiran

iftineducation.com – Sidee qortay ethiomedia.com Dowlada Ethiopia  ayaa ka codsatay dwolada somalia kortada ku kala badashaan Dakada Kismaayo warkaan waxu so shaac baxay heshiiske lakala dhaxdhigay Dowlada somalia iyo mamulka Jubba. Dowladda Ethiopia ayaa ka faa’idesatay khilaafka ka dhaxeyay axmed madoobe iyo dowlada somalia bishii lasoo dhaafay Mamulka axmed madoobe waxa lagu qanciyay in Dakada Kismaayo mamulkeeda lagu wareejiyo xukamada Ethiopia.…

Continue Reading

Uncategorized

Maxaa keeney weerarkii lagu qaadey Masjidka Xaram 1979?

iftineducation.com – Assalaamu Alaykum. Maanta iyo qoraalkeena waa qiso dhab ah oo dhacday Xaramka mudo iminka laga jooga 34 sano! Qof kasta oo Muslim ah waa fahansanyahay qeymaha iyo qadarinta ay naga mudanthay magaalada barakaysan ee Makka Al-Mukarramah. Makka qof lagu dila iskadaaye, geedaheeda lama ogala in lagooya. Xitaa qofkii niyada xumaan uqaada magaaladaas Allah wuxuu ku abaalmarin doona Cadaabka Aakhira.…

Continue Reading

Uncategorized

Top video: Film Hada Soo baxay & Gabar Wiil lagu qabtay “Kadib maxaa dhacay ?

iftineducation.com – Waxaa Soo Baxay Film Aad Usiixo Badan kaasi oo Loogu Magac Daray Mirir Jacayl Islamarkaana Xambaarsan Qiso Aad UXanuun Badan oo Waliba Dareen Balaadhan Xambaarsan. Filmkan ayaa Qaybta Hore wuxuu ku Bilaabmayaa Gabadh iyo Wiil Qol kubalaya, Walaalkeed oo ku Qabtay, Gabartii oo Waraaq looga Tagay & Waxyaab leh oo Ku Qoran. Qaybaha Danbe ayaa Jawiga Filmku Isbadalayaa Arimo…

Continue Reading

Uncategorized

ICG: Al-Shabaab Waxay Bilowday In Ay Ciidamo u Dagaalama Ka Qorato Gudaha Dalka Kenya

iftineducation.com – Haya’daha xasaradaha dunida ee International Crises Group (ICG) ayaa shalay sheegtay in Al-shabaab ay billowday inay ciidammo u dagaalama, weerarona ka geysata dalka Kenya ay ka qoranayso gudaha dalkaas sida ay sheegtay hay’addu, madaxa Afrika ee hay’adda ICC, E.J. Hogendoom ayaa sheegay inay sare u kaceen tababarada gudaha Kenya lagu siinayo dhalinyarada dalkaas kasoo jeedda, si loogu adeegsado dagaalada…

Continue Reading

Uncategorized

Dowlada Ingiriiska oo Masaafurinaysa Tahriibayaasha Sharci-darada Ku Jooga Dalkeeda

iftineducation.com – Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay dalkeeda ka mastaafurin doonto danbiilayaasha ajenebiga ah, shakhsiyaadka falalka argagixiso looga shakisan yahay iyo tahriibayaasha dalkeeda sharci-darrada ku jooga. Wasiirka Arrimaha Gudaha Ingiriiska ayaa tilmaantay ka hor dadka sharci-darrada dalkooda ku jooga inta aanay dacwadooda ku guulaysan inay dibada dalka uga saari doonaan, kadibna dib u eegis lagu samayn doono dacwadahooda. Theresa May oo…

Continue Reading

Uncategorized

Calaamado Muhiim Ah Oo Aad Ku Ogaan Karto Inuu Si Dhab Ah Kuu Jecel Yahay.

iftineducation.com – Ma jirto hanaan kuu damaanadqaadi kara inaad ogaato qofka aad jeceshahay inuu si dhab ah kuula wadaago dareenkaasi,laakin waxaa jira calaamado muhiim ah oo ay tahay inaad maskaxda ku heyso,kuuna sahli kara xaqiiqada jaceylka qofkaasi sheeganaya. Si gaar ah isha ugu haay qaabka uu u dhaqmo,waxa uu yiraahdo,waxyaabaha uu sameeyo markaad wada joogtiin,inkastoo qofwalbo si gaar ah u cabiro…

Continue Reading

Uncategorized

Ugaar Ah Dumarka: Quruxda Muuska U Leeyahay Wejigaaga.

iftineducation.com – Dumar badan ayaa marsada kareemo qaali ah si ay qurux uga raadiyaan ama ula tacaalaan dhibaatooyin wejigooda soo wajaha,taasoo daboola quruxda dabiiciga ah ee wejigooda,hadaba hadii aad ka mid tahay dadka mushkiladaasi heysto waxaan kuu heynaa qurux dabiici ah oo dib u soo celineysa quruxda wejigaaga,islamarkaana kaa xalineysa dhamaanbo cabashooyinkaaga.Isticmaalka mooska wuxuu kaa caawinaayaa finanka,nabarada wejiga. Finanka. Haweenka ka…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo Fanaanada Xamda Queen Oo Soo Saartay Sawirro Dab Iyo Holac Ah

iftineducation.com – Aqristaayasha sharafta lahoow waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa barnaamijkii quruxda fanaaniinta ee aad aalaaba uga barateen iftineducation. Baarnaamijkaan ayaan had jeer waxaan kusoo qaadana sawirrada fanaanka ama fanaanada ugu shidan markaas. Maanta waxaan idiin soo gudbinaynaa sawiirada geenyada aadka loo jecelyahay ee Xamda Queen. Waa hubaal in dad badani ku indho diirsan  doonaan markay arkaan quruxda boqoradaan. Hadal…

Continue Reading