Uncategorized

Top Video: Khayraadka Sool, Booqasho Muhiim Ah & Dhibka Kooxda Siilaanyo

iftineducation.com – Waxaanu Halkan Idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamij Xambaaran Taariikh Mug wayn oo ku Aadan Magaalada Laasacanood ee Xarunta Gobolka Sool Iyo Khayraadka Gobolka  Eebe Ku Manaystay. Barnaamijkaan Xiisaha badan Ayaa Waxaa La Duubay Waqti Hore, Wuxaadka Kaga Bogon Doontaa Goobo Muhiim ah oo yaala Gobolka Sool, Sida Deegaanka Dal yare  oo Aad ku Arki Doontid Dur Dur Ay Markasta Joogto…

Continue Reading

Uncategorized

Shabab oo la sheegay inay ogolaatay..

iftineducation.com – Wararka saaka naga soo gaaray degmada Baraawe ee gobalka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegaya Al-Shabaab in ay dadka ku dhaqan magaaladaas ay u fasaxday in ay ka dhoofin karaan dekedda Baraawe dhuxusha oo horrey ay u mamnuuceen. Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo la hadlay Idaacad ku hadasha afka Al-Shabaab, ayaa sheegay in wixii maanta ka dambeeya la fasaxay in dekedda…

Continue Reading

Uncategorized

Magaca Hogaamiyaha isku xira Xarakada Al-Shabaab iyo Urur Weynaha Al-Qaacida oo la shaaci

iftineducation.com – Baaritaano la sameeyay ayaa lagu sheegay in Abdulkadir Mohammed Abdulkadir oo loo yaqaan Cikrama in uu yahay mid kamid ah raga ugu sareeya dhinaca isku xirka Xarakada Al-Shabaab iyo Ururweynaha Al-Qaacida. Cikrama ayaa Warbaahinta Reer Galbeedka waxa ay xuseen iyagoo soo xiganaya ilo kala duwan in uu yahay nin isku xira Al-Shabaab iyo Al-Qaacida waxa ayna tusaale usoo qaateen…

Continue Reading

Uncategorized

DAAWO: Garsoore Feer Iyo Laad Isugu Daray Cayaartoy

iftineducation.com – Garsoore Feer Iyo Laad Isagu Daray Ciyaartoy Ka Hor Inta Uusan Xisaab La’aan Casaan U Bixinin. Garsoore dhex dhexaadinayay ciyaar u dhaxeysay kooxaha reer Kuwait ee Alnaser iyo Alarabi ayaa furka tuurtay markii ay ciyaartoy badan ku soo xoomeen ka dib markii uu rigoore dhigay. Muxuu sameeyay markaas? Dib ayuu u dagaalmay. Garsooraha ayaa feer iyo laad kala dhex…

Continue Reading

Uncategorized

Soomaalida oo ka xumaatay hadal xun oo ka soo yeeray Kenya (Muxuu ahaa)

iftineducation.com – Qoxootiga Soomaalida ee ku nool xeryaha gobalka waqooyi berri ee dalka Kneya, ayaa ka walwalsan hadal ka soo yeeray wasaaradda arrimaha gudaha Kenya, kuwaasoo amray in qoxootiga lagu celiyo dalkooda. Qaar ka mid ah dadkaas oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay aad uga xumaadeen hadalka ka yeeray wasiirka arrimaha gudaha Kenya. Xeryaha qoxootiga Kenya waxa ay hooy…

Continue Reading

Uncategorized

Reer Afgooye Oo Deeq Doonyo Ah La Gaarsiiyay

iftineducation.com – Toban doon oo ah nuuca looga gudbo wabiyada ayaa loogu deeqay tuulooyinka hoos taga degaanka Baladul-amiin ee degmada Afooye. Qaar ka tirsan dadka ku shaqeysta doomaha ayaa Warbaahinta u sheegay inay baahi weyn u qabeen deeqdaan oo ay u fidisay hay’adda Xamlatu Sacuudiya ee fadhigeedu yahay boqortooyada Sucuudiga. Doonyaha cusub ayaa la shegay in lagu beddelay doonyo gaboobay oo…

Continue Reading

Uncategorized

Ninkii Kumaandooska Mareykanka Ku Weerareen Magaalada Baraawe Oo Mudo Sanad Ah Joogay London (Warbixin)

iftineducation.com – Nin ka tirsan Al-Shabaab oo lala xiriiriyay shirqoollo argagixiso oo ka dhacay dalka Kenya ayaa la xaqiijiyay in muddo hal sano uu ku noolaa magaalada London ee dalka Ingiriiska. Ninka oo lagu magacaabo Cabduqaadir Maxamed Cabduqaadir oo loo yaqaan Cikrama oo ahaa bar-tilmaameedkii weerarkii uu Maraykanku ku qaaday shantii bishan magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa la sheegayaa…

Continue Reading

Uncategorized

Dhageyso: Wiil Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Minnesota Mid Kalena Si Xun Loogu Dhaawacay

iftineducation.com – Soomaali ah oo lagu magacaabo Cabdicasiis Yuusuf Jaamac oo ka mid ahaa dhalinyarada ku nool gobolka ay Soomaalidu u badanyihiin ee Minnesota ayaa u dhintay rasaas ay koox dablay ah oo saaran baabur ay ku fureen dhalinyaro Soomaali ah. Mid kale oo ka mid ah dhalinyarada Soomaalida ah ee rasaasta lagu furay ayaa waxaa soo gaaray dhaawac culus, waxaana…

Continue Reading

Uncategorized

Ciidamada Amaanka Ee Dalka Uganda Oo 12 Soomaali Ah Xiray

iftineducation.com – Ciidamada ammaanka ee dalka Uganda oo wada howlgallo lagula dagaallamayo musuqmaasuqa ayaa xabsiga u taxaabay in ka badan 12 qof oo Soomaali ah. Dadka la xiray ayaa loo haystaa eedo ku saabsan inay ku lug leeyihiin musuqmaasuq iyo wax daba marin. Toddobaadkii hore ayaa hay’adaha nabad-sugidda iyo la-dagaallanka argagixisada waxay kulan la yeesheen xubnaha guddiga sare ee jaaliyadda Soomaalida…

Continue Reading

Uncategorized

Al-Shabaab Oo Dil Qisaas Ah Ka Fulisay Deegaanka Labaatan Jirow Ee Gobolka Baay

iftineducation.com – Maxkamada Al-shabaab ee deegaanka Labatan-jirow oo 60-km u jira magaalada Baydhabo waxay dil ku fulisay nin lagu magacaabo Cabdi Karawey oo qirtay inuu kufsi iyo dil u geystay gabar yar oo sagaal sano jir ahayd, ninkan ayaa la sheegay in gabadha uu kufsaday uu dilay, Ehellada gabadha waxay raadinayeen muddo hal toddobaad ah, iyagoo mar dambe ogaaday in gabadha…

Continue Reading