Uncategorized

Wariye Tima Cadde oo lagu aasay Muqdisho “Daawo Sawirada”

iftineducation.com – Wariye Maxamed Maxamuud Tima Cadde, ayaa waxaa maanta si diiran loogu aasay Magaalada Muqdisho, kadib markii uu xalay Isbitaalka Madiina uu ugu geeriyooday, dhaawacii loo geystay 22-kii bishaan. Boqolaal ka tirsan shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho, ayaa waxay ka qeyb galeen aaska Wariyaha, oo lagu qabtay Khabuuraha Isbitaal Madiina. Ehelada Wariyaha, Suxufiyiinta Gobolka Banaadir iyo asxaabtii ay soo wada…

Continue Reading

Uncategorized

DAAWO: Film Laysku dagaalay oo laga Sameeyay HABLAHA Casriga Ah “TOP

iftineducation.com – Waxaa Barnaamij aad Uxiiso badna oo laga Daba Dhacay Laga Sameeyay Hablaha Casriga Ah iyo Qaabka Ay u Dhaqmayaan, Waxaana Barnaamijka lagu Soo Bandhigay Arimo Badan oo Dhaca inta Badan. Shacabka Ayaa Dhankooda Markii Ay Daawadeen Barnaamijkaan Laga Sameeyay Hablaha Casriga Ah waxay Bogaadin iyo Amaanba Udireen Gabarta ay Kasoo maaxatay Maskaxdeeda iyo Dhamaan inta kala Qayb Qaadatay. Soomaalida…

Continue Reading

Uncategorized

Maxay DFS ka tiri xarigga AFWEYNE?

iftineducation.com – Dowladda Soomaaliya waxay ka hadashay xarig Dowladda Belguimka ay ugeysatay hogaamiye hore  uga tirsanaa kooxaha Burcad badeeda Soomaalida oo dhawaan Belguimka lagu xiray. Taliyaha ciidamada badda Soomaaliya ,Faarax Qare ayaa wax looga xumaado ku wuxuu tilmaamay xariga Maxamed Cabdi Xasan Afweyne Dowladda Belguimka ay ugeysatay waxaana uu sheegay in Afweyne uu ka tanaasulay Burcad badeednimadana iminkana uu ahaa ruux…

Continue Reading

Uncategorized

Al-Shabaab oo ka hadashay xiriirka la sheegay inay la lee yihiin Barre Hiirale

iftineducation.com – Afhayeenka ururka Al-shabaab Shekh Cali Maxamuud Raage Cali Dheere oo ka jawaabayay hadal mudooyinka la isla dhexmarayay oo ahaa in Barre Aadan Shire uu cilaqaad kala Dhexeeyo al-shabaab ayaa sheegay in warkaasi uu yahay Mid Been Aabuur ah. Cali Dheere ayaa sheegay in wax Cilaqaad ah oo ka dhexeeyo shabaab iyo Barre Aadan Shire uusan jirin Marka laga reebo…

Continue Reading

Uncategorized

BAARLAMAANKU BOOTO BADANAA!! BAL AQRISO

iftineducation.com – Baarlamaanka Soomaaliya waxaa lagu soo xulay 4.5, waxa uu ka kooban yahay 275 Xildhibaan, oo masuul ka ah 10 Milyan oo Soomaali ah, Halkii Xildhibaan waxa uu masuul ka yahay (36,363 qof), wuxuu magacooda ku qaataa Mushaar iyo Gunno,wuxuu xilka iyo Darajada ku helay Magacooda,nasiib xumo xildhibaan Bulshada soo dhex galo oo la nool lama hayo, Xildhibaan dadka Xoolo…

Continue Reading

Uncategorized

Maamulka TV-ga Universal: Dowladda ayaan u heesanaa dilka wariye Tima-Cadde

iftineducation.com – Maamulka TV-ga Universal ayaa dowladda ka codsaday in ay gacanta ku soo dhigaan kooxii dilay wariye Maxamed Maxamuud Tima-Cadde oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray Madaxa TV-ga bariga iyo bartamaha Afrika Cabdulaahi Xirsi Kulmiye, oo saxaafadda kula hadlay Isbitaal Madiinka oo lagu aasay marxuumka ayaa sheegay in dowladda looga baahan yahay siddii ay gacanta ku soo dhigi lahayd…

Continue Reading

Uncategorized

DFS oo sheegtay xarigga Idaacadda Shabeelle inuusan ahayn caburin saxaafadda

iftineducation.com – Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya, Cabdulaahi Cilmooge Xirsi oo maanta shir saxaafadeed ku qabtay Muqdisho, ayaa sheegay xarigga Idaacadda Shabeelle in uusan salka ku heynin caburin saxaafad, wuxuuna sheegay Idaacadda Shabeelle in ay ka dhaga adeegtay amaro loo soo jeediyay. Wasiirka ayaa sheegay Idaacadda Shabeelle in lagu amray in ay ka guurto dhismaha ay daganeed oo ay lahayd dowladdii hore,…

Continue Reading

Uncategorized

Ciidamada Talyaaniga Oo Badbaadiyay Boqolaal Tahriibayaal Kale

iftineducation.com – Ciidamada ilaalada xeebaha talyaaniga ayaa soo badbaadiyay boqolaal tahriibayaal ah oo ay Soomaali ku jiraan. Ilaa 700 oo qof ayaa laga so badbaadiyay xeebaha Jasiirada Lambadusa ee dalka Talyaaniga kuwaas oo sarnaa shan doomod  kadib  markii  ay soo badbaadiyeen ciidamada dowlada talyaaniga Badbaadinta boqolaalkan muhajiriinta ah ayaa imanaya xili dhawaan madaxda dalalka Yurub ay kulan ka yesheen sidii looga…

Continue Reading

Uncategorized

Dhaqaatiirta Oo Ka Digtay Cabista Sigaarka Iyo Shiishada

iftineducation.com – Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ayaa ka dhigtay isticmaalka  sigaarka iyo shiishada oo mudooyinkii ugu dambeyeey ku soo badanayay gudaha dalka Soomaaliya. Dr. Cismaan Xaaji Maxamuud Dufle oo ka mid ah dhaqaatiirta ka howlgsha magaalada Muqdisho ayaa sheegay iney soo badanayaan dadka qaba cudurada ka dhasha cabista sigaarka iyo shiishada, isagoo tilmaamay in sigaarka iyo shiishada ay ka dhashaan cuduro farabadan sida…

Continue Reading