Uncategorized

DHAGEYSO:Dawlada Sierra-Leone oo ku dhawaaqday hadal ka nixinaya dagaalamayaasha Ururka Al Shabaab

iftineducation.com Sarkaalka ugu sareeya ciidamada Melateriga dalka siraliyoon ayaa sheegay in aysan ciidamadooda kala baxayn dalka Somalia waxana uu shaaca ka qaaday in ay hanjabaado ka kulmeen dhaq dhaqaqa Al-shabab.

Alfred Paolo Conteh,wasiirka difaaca dalkasi ayaa sheegay in Ciidamadooda ay qeyb ka yihiin kuwa nabad dhalinta u jooga Somalia ee Midowga Afrika ka socda.