Uncategorized

DAAWO VIDEO QURUX BADAN) Waxaa lasoo ban dhigay arooskii Ninka Turkiga ahaa iyo gabartii soomaaliyeed iyagoona kadagay ANKARA)

iftineducation.com – Daawo muuqaal si weyn loo wada sugayay kadib markii ay is arooseen nin u dhashay dalka turkiga iyo gabar u dhalatay soomaliya.Arooskaan oo ka dhacay magaalada caasimada ah ee muqdisho .

waxaa maanta arooska iyo aroosada lagu soo dhaweeyay dalka turkiga iyagoona si weyn ay uga soo qeyb galeen qaraabada ninka.. 

sidoo kale arooskaan ayaa waxaa loo diyaariyay hool weyn iyo fanaaniin reer turki ah,gabarta soomaaliyeed ayaa waxaa loo galiyay dharka ay xertaan hablaha reer turki iyo gabartaan soomaaliyeed oo si fiican ula qabsatay cayaarta arooska lagu soo ban dhigay ,,,