Uncategorized

Daawo Filim Cusub Oo Ay Wax Ka Jilayaan Dhalinyaro Soomaaliyeed (FULL MOVIE)

iftineducation.com Waxaa soo baxay filimkii mudada dheer lawada sugayay ee la magac baxay Captain Philips. Filimkaan ayaa waxa laga sameeyay burcad badeeda Soomaalida waxaana wax ka jilaya dhalinyaro Soomaaliyeed kuwaasoo matalaya burcad badeednimo.




Filimkaan ayaa waxaa la filayaa inuu ku faafo caalamka oo dhan.