Uncategorized

Justin Bieber oo asturay sawiro romantic ah oo saaxibtii Selena Gomez faafisay Daawo

iftineducation.com Heesaaga caanka ah ee da’da yar Justin Bieber ayaa asturay sawir ay kuwada jireen gacalisadiisa Selena Gomez, oo la qaaday sida muuqatay iyadoo xaalad romantic ah lagu jiro, waxaana muuqaalka sawirku muujinayaa isku soo dhowaasho labada fanaan ah.

Sawirka waxaa bogga Internetka ku faafisay Selena laakiin daqiiqado yar kadib ayaa waxaa muuqaalkiisi wax ka badalay Justin Bieber oo sida muuqatay aan ku qancin in la faafiyo muuqaal noocaas ah.
Labada fanaan waxaa laga dareemay in weli midba midka kale jaceyl u haayo, iyadoo maalmihii u dambeeyay warbaahintu qoreysay iney isku soo laabteen.


Fadlan Like Iyo Share si aad asXaabtada inTa internetka iStiCmaAsho ugu gudbiso Thanks


 ____________________________________ 
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow 
iftineducation Media Network 
http://www.iftineducation.com 
iftineducationmedia@gmail.com