Uncategorized

Dhagayso+Sawiro:- Maxkamada Darajada Kowaad Boosaaso Oo 13 Qof Dil Toogasha ah Kufulisay

iftineducation.com – Maxkamada Darajada Kuwaad ee Magaalada Boosaaso ayaa maanta Dil ku Fulisay 13 Qof Oo ay Mid Haweenay Tahay Dadkan ayaa Qayb ka ahaa Dilkii magaalada Boosaaso Lagu geystay allaha U naxariiste Dr.Shiikh Axmed Xaaji Cabdiraxman oo December 2011 lagu diley Bossaso.

Dadka 13 ah ayaa Horey Maxkamada Darjada kowaad waxa ay Ku xukuntay Dil kadib markii lashegay Inay lashaqaynayeey Xarakada al shabaab

Xeer ilaaliyaha guud ee maxkamada ciidamada Puntland C/kariin Xasan Firdhiye ayaa u sheegay saxaafadda xukunka inuu dhacay, kadib markii uu qalinka ku duugay madaxwaynaha dowladda Puntland Dr C/raxmaan Faroole.

Magacyada dadka maanta la Xukumay ayaa kala ah

1-Axmed Maxamed Cali (Mustaf) (Ina Canab) 18-jir.
2-Maxamed Maxamuud Saacadoole (Abu-hureyra).
3-Maxamed Abshir Cartan (Ina Aamino) 20-jir.
4-Cabdiraxmaan Maxamed Cali(Ina Mumino) 28-jir.
5-Cabdiqani Nuur Maxamed (Qorane)(Ina Ruqiyo) 23-jir.
6-Ruqiyo Xasan Maxamed Yuusuf (Ina Salaado Warsame) 25-jir.

Magacyada kale lama shaacin balse waxaa lashaciyeey markii la xukumayeey dadka maqan ee al shabaab katirsan ee maxkamada dilka Toogasho ay ku xukuntay

Balse Wararka kale Nagaso gaaraya halka ay Toogashada kadhacday ayaa shegaya In mid kamid ah Askarta Dilka Fulinayey ay kuso Laabatay Xabad u Furay saasna u ku dhintay.


Halkaan Ka Daawo Muuqaalka







Fadlan Like Iyo Share si aad asXaabtada inTa internetka iStiCmaAsho ugu gudbiso Thanks


 ____________________________________ 
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow 
iftineducation Media Network 
http://www.iftineducation.com 
iftineducationmedia@gmail.com