Uncategorized

YAAB BADANAA: Soomaali Oo Loo Diiday Magan Galyo Oo Maciin Biday Iney Ku Noladaan Kaniisado (Yurub Masibo badanaa)

iftineducation.com – Boqolaal Qaxooti Afrikaan ah oo ay Dowladda Holland u diiday inay magangalyo siiso ayaa waxay hoy ka dhigteen Kaniisad maran oo qadiimi ah, oo ku taalla meel ka baxsan Galbeedka Magaaladda Amsterdam. Qaxootigaas oo ay ku jiraan tiro Soomaali ah iyo kuwa ka kala yimid dalal ay ka mid yihiin (Cote d’ivoire, Guiney) ayaa waxay yihiin kuwo ku guul…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo Fanaanka King Khalid oo Show Ku Qabtay Hargaysa

iftineducation.com – Fananaka King Khalid oo dhawaan safar ku maray Gobolada Dalka Soomaaliya ayaa xaflad weyn ku qabtay magaalada Hargaysa,iyada oo ay ka soo qayb galayn kumanaan ruux  Fanaanka King Khaalid oo ah fanaan Cod gooni ah rabi uu siiyay ayaa dadka ku dhaqan magaalada hargaysa si fiican ugu raxeeyay. Muuqaalkan ayaa marka dawato waxaa dareemaysa hormarka fanka ee yaalo magaalada…

Continue Reading

Uncategorized

Police Go,doomiyay Hotel uu ku sugnaa Fanaanka Rick Ross

iftineducation.com – Ciidamo Booliisa ayaa isku gadaamay Hotel uu deganaa Fanaanka Caanka ah ee Rick Ross subaxnimadii hore ee Khamiista xili uu Fanaanka hotelka uu kusugnaa muda laba maalin ah . Wararka la helayo ayaa sheegaya in Booliiska ay Fanaanka doonayeen in aay qabtaan kaa oo la sheegay in loo haysto kiis Booliiska ku baadi goobayeen waxana la tilmaamay in Hotelka…

Continue Reading

Uncategorized

Aabe Soomaaliyeed oo Sabab u Noqday in Mid kamid ah Wiilashiisa uu is toogto(Dhacdo Xanuun Badan)

iftineducation.com – Dhaawaan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose waxaa ka dhacday dhacdo Xanuun badan kadib markii Wiil dhalinyaro ah uu Magaaladaasi isku toogtay kadib markii aabaha dhalay uu u diiday in uu u doono gabar uu Jeclaa. Wiilkan Dhalinyarada ah ayaa lagu waramay in uu Gabadha uu Jeclaa isna fahmeyn kuna heshiiyeen Guur uu ka doontay Reerka gabdha balse…

Continue Reading

Uncategorized

Sirta ugu weyn ee Bale uu Goolasha ku dhalsho oo shaaca laga qaaday kadib baaritaano lagu hayay

iftineducation.com – Gareth Bale ayaa sir weyn u isticmaalayay Xili Ciyaareedka oo dhan kooxaha uu ka Hor jeeday laakiin Hada Sportsmail ayaa shaaca ka qaaday sirtiisi uu ku gaarayay Guulaha  Xidiga Tottenham oo 23 Jir ah ayaa isticmaalayay iskaalsho ka xoojiya dhan Walba dhanka Dhaawacyada jugaha yar yar iyo qaabka uu u laado kubadda oo ah Mid u Sahasha inuu u…

Continue Reading

Uncategorized

Hogaamiye Axmed Madoobe oo ka hadlay Shirka Ka furmay Magaalada Kismaayo iyo damaciisa ku aadan in Shirkaasi isaga

iftineducation.com – Hogaamiyaha Ciidanka Raaskanbooniyiinta ahna Gudoomiyaha Maamulka KMG ee ah Magaalada Kidsmaayo ayaa ka hadlay Shirka ka furmay maalintii shalay Kismaayo ee lagu doonayo in lagu soo dhiso Maamul u gaar ah Gobolada Jubooyinka iyo Gedo. Axmed Madoobe waxa uu xusay in Shirka hada Kismaayo ka furmay uu yahay mid xalaal ah ayna u dhan yihiin dhamaan Beelaha Soomaaliyeed ee…

Continue Reading

Uncategorized

Scotland: Nin jir-dilay wiil Somali 12 sano jir ah oo maxkamada lasoo taagay

iftineducation.com – Maxkamada Magaalada Glasgow ayaa shalay la horkeenay John Cassidy oo ah ninka jirdil u geystay oo madaxa uga joogsaday wiil Soomaali ah oo 12 sano jira. John Cassiday ayaa la sheegay inuu jirdilay oo madaxa uga joogsaday wiilka Soomaali ah oo 12 sano jira kadib markii uu cunugaasi Soomaaliga ah candhuuf uu ku tufay wadadii uu marayey. Ninkan ayaa…

Continue Reading

Uncategorized

Maxaa loo Dilay Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax?

iftineducation.com – Qorshaha Shiikh Abdulqaadir Dhiiggiisa Lagu Bannaystay Maanta Ma Bilaaban Ee Wuu Dhamastirmay. بسم الله الرحمن الرحيم الحمد لله الذي خلق الموت والحياة ليبلونا أيّنا أحسن عملاً والصلاة والسلام على المبعوث رحمة للعالمين القائل “إنما بعثت لأتمم مكارم الأخلاق” الذي سمّاه ربّه حقا “بالمؤمنين رؤفاً رحيما” والذي قال في أحرج وأصعب وأضيق ساعات دعوة ربه , داعيا لقومه المشركين“اللهم اهد…

Continue Reading

Uncategorized

Madaxweynaha Kenya oo soo wajahday ceeb iyo fadeexad weyn ka dib markii uu mar qura surwaalkii ka dhacay(Daawo Muuqaal+Warbixn)

iftineducation.com – Madaxweynaha dalka Kenya ayaa waxaa la sheegay inay soo wajahday cee iyo fadeexad weyn ka dib markii uu mar qura surwaalkii uu qbay uu ka dhacay xili uu hadal jeedinaayey islamarkaana si Live ah ay kaamirooyinku u duubayeen. Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Madaxweynaha Kenya Oo Ceeboobay Madaxweynha dalkaas Kenya Mwai Kibaki ayaa waxaa la sheegay inay qabsatey fadeeaxad qosol…

Continue Reading