Uncategorized

Daawo sawirada – Ra’iisal wasaraha Soomaaliya Oo Siweyn Loogu Soo Dhaweyey Jowhar Caano na Lagu Marti Qaaday

iftineducation.com – Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) Raisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray Degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha dhexe isaga iyo Wafdi Wasiiro iyo Saraakiil Ciidan ah, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay Masuuliyiinta Maamulka degmada Jowhar iyo dadwayne Farabadan. Soo dhawaynta Wafdiga Raisul Wasaaraha ayaa waxa ka qayb qaatay Bar-baarta gaashaaman waxaana ay halkaasi kusoo bandhigeen hidaha iyo dhaqanka Somalida.…

Continue Reading

Uncategorized

Haddii Sedexdaan Arin Aan Lagaa Heleyn Guurkaada Gabar Rabto Ma jirto , Af Somali Ayaad Meesha Ku Haysaa.

iftineducation.com – Haweenka ayaa dhinacyo badan ka eega ninka ay nolosha la wadagayaan , waxa ayna iftineducation.com haatan ku siineysaa sedex arin oo ay haweeneyda ka sugeyso in ay ka hesho ninka ay nolosha la wadaageyso . 1- In Aad Si Wacan Eehelkeeda Ula Dhaqantid : ragga qaarkii ayaa xiliga wada sheeekeysiga si weyn ugu mashquula xoojinta xariirka qofta uu nolosha…

Continue Reading

Uncategorized

Mourinho oo cajal DVD ku saabsan Barcelona u diray tababare Carlo Ancelotti si uu Barca ugu badiyo

iftineducation.com – Wararka laga helaayo magaalada Madrid ayaa sheegayo in tabaraha Real hogaamiyo Jose Mourinho uu la xariiray dhigiisa kooxda PSG leyliyo Carlo Ancelotti wuxuuna Jose macalinka reer Talyaani u diray cajalad DVD oo ku saabsan kooxda Barcelona ka hor kulanka adag ee Paris iyo Barcelona wada cayaari doonaan, Jose oo xariif ku noqday sida Barcelona loo taakeeyo ayaa cajaladan saaxiibkiis…

Continue Reading

Uncategorized

Maxaa Iska Badalay Siyaasadii Loo Aas Aasay Kooxda Waayaha Cusub Fadeexo yaab leh (Daawo Video)

iftineducation.com – Shababakadda iftineducation.com oo Dabagal Ku Haysay In Mudo Ah Siyaasada Qarsoon ee Kooxda Dhalinyarada Waayaha Cusub Ayaa Heshay Xog Dhamaystiran oo Ku Saabsan Siyaasada Qarsoon ee Kooxdaasi. Kooxda Waayaha Cusub ee Saldhigooda Koowaad uu yahay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya Ayaa La soo Baxay Waji Cusub oo Ka Yaabiyay Taageerayaashooda. Kooxdaan oo Ah Koox Ay Ku Midaysan Yihiin Fanaaniin…

Continue Reading

Uncategorized

Nin ku dhashay isagoon lahynn Xubinta Taranka oo loo Sameyey +SAWIRO

iftineducation.com –  Sida ay dhaqaatiirka wax daweeysay ku faafiyeen Saxaafada ayaa markii ugu horeeyey waxa ay soo bandhigeen nin ku dhashay isagoon lahyn Xubinta Taranka Ragga Balse hada dib u helay Xaqiisa. Ninkani oo lagu magacaabo Andrew Wardle kuna nool Stalybridge, ee Gobolka Manchester ee dalka Ingiriiska ayaa ku dhashay isagoon lahyn Xubinta taranka Ragga , Balse dhaqaatiirta ayaa dib…

Continue Reading

Uncategorized

Fanaan caanka ah Somalida oo dhaawac culus soo gaaray gudaha magaalada Nairobi

iftineducation.com – Sida ay sheegayaan Wararka  iftineducation.com Warqabadkiisa soo gaaraya waxaa kooxo hubeysan ay dhaawac culus ah ugu geysteen magaalada Nairobi Fanaanka caanka ah Cabdi Shire Jaamac (Jooqle). Ilaa hadda si cad looma sheegin kooxda weerarka ku qaaday fanaanka waxaana ay dhaawaca ugu geysteen Aalada Tooreyda (Mindida Aastada loo yaqaano) iyadoo dhaawaca uu kasoo gaaray garabka iyo gacanta bidix. Fanaanka Cabdi…

Continue Reading

Uncategorized

Suuq Xumo Soo wajahday Gabdhaha Garka Iyo Shaaribka leh

iftineducation.com – Haweenka Shaaribaha Iyo garka Leh oo Ka Cabanaya Tacadiyo Uga Yimaada Xaga Raga Iyagoo Leh Ma Helno Xuquuqdii Aan Lahayn. Wariyaal Ka Tirsan Shabakadda iftineducation.com ayaa Daraasaad Ay Maalmo Wadeen Waxay Ku Ogaadeen In Haweenka Shaaribka Iyo Garka Leh Ay Dhib Xoogan Ku Qabaan La Hasaawida Raga Iyo In Ay Dooqooda Si Toos ah u Helaan. Amaal Daahir Waa…

Continue Reading

Uncategorized

Nin Xaaskiisa ku Furay Ilmo ay u dhashay oo Fool Xun iyo Ninkaas oo Maxkamad la Fuulay Naagtiisa (Daawo yaabkan)

iftineducation.com – Dhacdo la yaab leh ayaa waxaa la sheegay ka dhacday dalkaas Shiinaha ka dib markii uu nin xaaskiisa uu dacwad ku soo oogay asagoo ku eedeynaayo inay ahayd qof fool xun islamarkaana ay u dhashay ilmo fool xun taas oo keentay inay maxkamadu ay ku xukunto haweeneydaas lacag ganaax ah oo gaareyso ilaa iyo 120,00 oo doolar arintaas oo…

Continue Reading

Uncategorized

Macalimad iyo Askari is dhaafsaday Ficil gacmeed kala xanuun badan !! (DAAWO VIDEO-G)

iftineducation.com – Askari soo doonay Macalimad la soo eedeeyay si uu u xero ama saldhiga ugu soo wareesto ayaa waxa ay is dhaafsadeen ficilo kaa yaabinaya. Macalimada oo qaab jees jees ah u canaano islahayd Askariga ayaa dharbaaxo dabacsan ka fakatay balse waxa ay ka dhaxashay mid ka xanuun badan oo ka oysiisay. HALKAN KA DAAWO VIDEO:- Fadlan Like Iyo Share…

Continue Reading

Uncategorized

Dabeecadahaan Haduu Kaa Arko Ogow Naago Kale Ayuu Kula Guursanayaa Ee Gabaryahay Iska Fiiri.

iftineducation.com – Tani si weyn ayay haween badan u wel welisaa marka qalbiga ninkeeda uu ka jeesto , adiga oo aan waali iyo walaahoow isku radin waxaad baartaa sababta keentay arintaas, gabaryahay arrimahaan dib oogu laabo: Hadii gurigaaga aadan uga dhigin ninka meel u kaga nasto daalka , oo aadan daryeeleyn nadaafada guriga dhan waliba , qofyaheey qaleey in lagaa tago…

Continue Reading