Uncategorized

Fanaanad Soomaaliyeed ee Loo Balan qaaday Qofkii Dila 3 Milyan oo Doolar!!”Sababtu Maxay Tahay”+VEDIO

iftineducation.com Warbixin Ay Heleen Sirdoonka Geeska Afrika ayaa Lagu Sheegay In Shir Ka Dhacay Dalka Jabuuti Magaaladiisa Jabuuti Lagu Go’aamiyay In La Qaarijiyo Fanaanadda weyn ee  Reer Jabuuti Nimco  Jaamac.

Nimco Jaamac Waxay Ku Noo shahay  Magaalada Otawa Ee Dalka Kanada. Waxaana Warbixintu sheegtay In Dilka La Doonayo In Lagu Qaarijiyo Nimco Jaamac Loo Adeegsan Doono Gaari  Isla Markaana La la eegi doono Iyadoo Gaari kala wadato Si Shirqoolka Dilkaasi Looga Dhigo Shil gaari

Hadab Fanaanadda Nimco Jaamac oo Joogta Magaalada Otawa Waxaa Qadka Teleefoonka Kula Xiriiray Wariye Dahir Cabdulle Calasoow Si Wax Uga Waydiiyo Dareenkeedu Sida uu Noqday Markii Ay Internetka Ka Aragtay In madaxeeda La dul dhigay Lacag dhan 3 Malyan oo doolar?


Fadlan Like Iyo Share si aad asXaabtada inTa internetka iStiCmaAsho ugu gudbiso Thanks


 ____________________________________ 
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow 
iftineducation Media Network 
http://www.iftineducation.com 
iftineducationmedia@gmail.com