Uncategorized

Daawo Maxaa ka jira in Fanaanada Fartuun Birimo afduub ka badbaaday Muqdisho

iftineducation.com Idaacada Shabeelle ayaa baahisay war ku saabsan in Fanaanada Fartuun Birimo oo bilahii la soo dhaafay Muqdisho joogtay ka badbaaday isku day koox dableeya ku afduuban rabtay.

Inkastoo aysan Fanaanada si rasmiya uga hadlin xaqiiqada warkaas hadana ila wareedyo muhiima ayaa sheegay in dad kala shaqeeynayay bandhig faneedkeedii Muqdisho isku dayeen inay afduubtaan hasse yeeshee taasi ay ku fashilmeen maadama fanaanada wadatay ilaalo u gaara xilligii ay la ballameen.

Birimo waxay Muqdisho ku duubtay heeso Muuqaala .

Fanaanada waxaa wareeystay telefishinka Qaranka Soomaaliyeed


Fadlan Like Iyo Share si aad asXaabtada inTa internetka iStiCmaAsho ugu gudbiso Thanks


 ____________________________________ 
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow 
iftineducation Media Network 
http://www.iftineducation.com 
iftineducationmedia@gmail.com