Uncategorized

Angelina Jolie oo dhawaan soo wada Filim la xariira xaaladaha Qaxootiga Soomaaliya”DAAWO

iftineducation.com – Actarada Caanka ah ee ka soo jeeda Dalka Maraykanka Angelina Jolie ayaa lugu wadaa in dhawaan ay soo saarto Filim in muda ah ka soo shaqaynaysay kaa oo ka kooban qayba kala duwan sida ay tilmaamtay .

Actaradaa Caanka ah ayaa tilmaamtay in filimkaa uu ku qaatay waqti aad u fog islamarkaana uu yaahy mid ay filayso in tageerayaal badan ay aad ula dhici doonaan waxa uuna ku saabsan yahay ayay tiri dhibaatada qaxootiga Africa ah .

Angelina Jolie ayaa hada ka hor socadaal ku gaartay Dalka Kenya gaar ahaa waqooyiga dalkaa waxa ayna booqotay xerada qaxootiga Dhadhaab halkaa oo qaxooti badan oo soomaali ah ku nool yihiin .

Angelina Jolie ayaa socdalkaa ku tlmaamtay mid ay ugu kuur galaysay xaalada qaxiitiga African ka ah ee ku nool qaaradda Africa waxa ayna socdaal ku gaartay dalalka dhaca bariga iyo Bartamaha Africa .


Halkaan Ka Daawo

Fadlan Like Iyo Share si aad asXaabtada inTa internetka iStiCmaAsho ugu gudbiso Thanks


 ____________________________________ 
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow 
iftineducation Media Network 
http://www.iftineducation.com 
iftineducationmedia@gmail.com