Uncategorized

Muslimiinta Thailand iyo Dowlada oo wadahadal nabadeed uga bilowday dalka Malesiya

iftineducation.com – Dhaq dhaqaaqa Muslimiinta ee ka dagaalama koonfurta dalka Thailand iyo xukuumada wadankaasi ayaa markii ugu horeysay miiska wadahadalka soo wada fariistay, kulan ay ku yeesheen dalka Malesiya. Dowlada Thailand ayaa markii ugu horeysay ogolaato inay wadahadal la yeelato dhaq dhaqaaqa muslimiinta ee dalkaasi ka dagaalama. Muslimiinta ku dhaqan dalka Thailand ayaa u badan koonfurta dalkaasi waxayna muddo 30 sano…

Continue Reading

Uncategorized

Somalia ! Caawinteeda Cashar Culus Baa Ku Aasan (Abwaan C/naasir Xidig Oo Xaqiiqda Somalia Xariiqay)

iftineducation.com – Garaadka iyo Maskaxda ALLE (SWT) fayoqabka ama caafimaadka ku manaystay waa waxa u gaarka ah ee lagu garto curunta iyo alifidda kalmado qiiro iyo qaranimo xambaarsan oo ruuxii damiir leh diilimaad ilimo dureerta ah ka keenaysa indhihiisa. Waqtigu wuu is bedelayaa sanadihii colaadda (22years) ee dunida naga dib dhigay hadaynu soo macasalaamaynay oo aan nabad bidhaanteeda kugta sare ka…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo Muuqaal “Dalka Sweden oo xiligan fursad siinaya dadka Mashaqeestayaasha ah ee ku Nool Swedan!!

iftineducation.com – Dalka Sweden oo ay ku nool yihiin malaayiin Ajaanib ah ayaa xiligan fursad u siinaya dadkaasi in ay helaan shaqooyin ay kow ka tahay jarista dhirta, maadama dalkani uu yahay dal caan ku ah dhoofinta Alwaaxada. Magaalada Vilhelmina ayaa xiligan bilowday sidii ay tababar ugu furi lahaayeen dadka aan iyagu wali ku soo biirin suuqa shaqada sida kuwa dalka…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo Madaxweyne Obama Oo Albaabka Aqalka cad ku xanaaqay (Video)

iftineducation.com – Madaxweynaha Maraykanka Muuqaaladiisa xusuusta leh ayaa waxaa ka mid ah xilli uu madaxweynaha ku xanaaqay Albaabka Aqalka cad ee dalka Maraykanka uu lugtiisa ku furay. Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Xanaaqa Obama Fadlan Like Iyo Share si aad asXaabtada inTa internetka iStiCmaAsho ugu gudbiso Thanks  ____________________________________  Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow  iftineducation Media Network  http://www.iftineducation.com  iftineducationmedia@gmail.com

Uncategorized

Nin dhalinyaro ah oo lagu dal dalay magaalada Garowe

iftineducation.com – Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ayaa sheegaya in wiil dhalinyaro ah lagu dal dalay magaaladaasi. Wiilka dhalinyarda ah ayaa la soo warinayaa in laga xiray gacmaha, kadibna laga soo laad laadiyay geed ku yaala afaafka hore ee Magaalada Garowe. Saraakiisha ciidamada amaanka Garowe ayaa sheegay in wiilkan dhalinyarada ah la dilay, ka hor inta aan la dilina gacmaha laga…

Continue Reading

Uncategorized

Dharkii ay soo xiratay Michelle Obama malintii Caleema Saarkii Madaxwayne Obama oo noqday kan ugu qalisan Maraykanka [Sawiro]

iftineducation.com – Tan iyo wixii ka danbeeyay xiligii loo caleema saaray Madaxwaynaha Maraykanka Barack waxaa laga dareemayay Suuqyada Dalka Maraykanka sara kac ku yimid qiimaha la kala siisto libiska ay xirneed Xaaska Obama malinta Michelle Obama. Darayska ay xirneed Michelle Obama ayaa noqday kan loogu iibsashada badan yahay oo yeeshay suuq waxana Shirkada soo saartay darayskaa la sheegay in ay faaiiday…

Continue Reading

Uncategorized

Nancy Ajram oo noqotay Fanaanada Sanadka Dalalka Carabta (Daawo Video)

iftineducation.com – Fanaanada reer Lubnaan ee caanka ah Nancy Ajram ayaa noqotay Fanaanada sanadka Wadamada carabta kidib markii barnaamij Arab Idol, oo cod loogu qaaday Fanaanadaa oo ah fanaanad aad bariga dhexe looga jacayl yahay . Nancy ayaa noqotay Fanaanada sanadka waxaana ay ka mid noqtay Fanaaniinta taageerayaasha badan ku leh wadamada Carabta hayeshee barnaamijkaa oo dad badan ka soo qaybgaleen…

Continue Reading

Uncategorized

Shirkadda dayuuradaha Egyptian Air oo duulimaad caalami ah ka bilaabeysa magaalada Muqdisho

iftineducation.com – Shirkadda dayuuradaha Masaarida ee Egyptian Air ayaa qorsheyneysa dhowaan iney bilowdo duulimaad caalami ah oo marinkiisu yahay magaalooyinka Qaahira Muqdisho Qaahira, kaasoo noqon doona mid joogto ah. Wafdi ka socda shirkadda dayuuradaha Egyptian Air ayaa la sheegay iney hadda ku sugan yihiin magaalada Muqdisho, iyagoo diyaarinaya xafiisyadii ay ku howlgeli laheyd shirkadaas iyo qaabka uu noqon doono duulimaadka dayuuradaha…

Continue Reading

Uncategorized

DHAGEYSO Madaxweynaha Maamulka Puntland oo u Gafay Diinta Islaamka” Kuna sheegay Diinta Islaamka Midaan Dhameestirneyn

iftineducation.com – Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Faroole Ayaa u Gafay Diinta Islaamka Isla Markaana Meel Fagaaraa Ka sheegay Gafkaasi Layaabka leh. C/raxmaan Faroole Ayaa Yiri”Dastuurka Maamulka Puntland Waa Mid Dhamaystiran Balse Diinta Islaamka Waa Qabyo Mana Haboono In Lagu dhaqmo!!!!! Halkaan Ka dhagayso Hadalka Faroole Fadlan Like Iyo Share si aad asXaabtada inTa internetka iStiCmaAsho ugu gudbiso Thanks  ____________________________________  Wax Yar…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo Video Al-Shabaab oo banaanka soo dhigay Ajaanibta ka bar-bar dagaalanta

iftineducation.com – Filim loogu magac daray Mujahideen MoMents ayaa waxa uu soo bandhigayaa qeyb ka mid ah nolol maalmeedka Ajaanibta ka bar bar dagaalanta Kooxda Shabaab, waxaana dagaalyahanadaas ay soo bandhigayaan Kalimaad Taxriid ah oo ay ujeedinayaan Umadda Muslimka ah. Maadadan Maqalka iyo muuqalka ah waxaa kasoo muuqanaya Ragga Ajaanibta ah oo luqadda Englishka ku hadlaya sidoo kale waxaa kasoo muuqanaya…

Continue Reading