Uncategorized

Daawo Safiirka Jarmalka Soomaaliya oo garan weyday calanka dalkeeda iskna ag fariisatay Calanka Midawga Yurub.

iftineducation.com – Safiirka dalka Jarmalka Soomaaliya ayaa daqiiqado kadib markii warqadaheeda aqoonsiga uu ka dugudoomay madaxweynaha Soomaaliya ayaa goobtii saxaafada loogu sheegayay in ay masuulka ugu sareeya safaadara Jarmalka ee Soomaaliya waxa ay uga habaawday calankii dalkeeda.

Waxa ay isku aadisay Calanka Midawga Yurub taas oo qasab uga dhigtay Safiirka Midawga Yurub isna in uu fariisto kursi aan calan ku aadaneyn oo loogu tala galay in ay fariisato wasiirka arimaha dibada Soomaaliya.



Daqiiqado kadib markii ay booska qaldan fadhiday Safiirka Jarmalka Soomaaliya ayaa wasiirka arimaha dibadda Soomaaliyaa waxa ay xasuusisay qaladkeeda iyada oo xilligaa kadib isku aadisay calankii ay ugu soo duushay Soomaaliya in ay ka dhex tagto.







Fadlan Like Iyo Share si aad asXaabtada inTa internetka iStiCmaAsho ugu gudbiso Thanks


 ____________________________________ 
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow 
iftineducation Media Network 
http://www.iftineducation.com 
iftineducationmedia@gmail.com