Uncategorized

Dhageyso Madaxweyne Xasan Shiiq Maxamuud oo Dood Kulul Ka Bixiyay Gooni is Taaga Somaliland?

iftineducation.com – Madaxweynuhu waxa uu sheegay in ay ka wada hadleen wax uu ugu yeeray ‘waayaha cusub’ ee Soomaaliya ay gashay iyo sida ay u wada shaqeyn lahaayeen dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub Madaxweynaha oo wareysi gaar ah siiyay Laanta Af-Soomaaliga ee BBC ayaa sheegay in Midowga Yurub ay sheegay inay aad isku af garteen, isla markaana Midowga Yusub uu diyaar…

Continue Reading

Uncategorized

Alshabaab Oo Wiil Dhalin Yaro Oo Kirshbooy ah Ku Hor Gowracay Aabihiis ( Daawo Sawiro) – Digniin Ha Daawan Hadaad Qaangaar Aheyn

iftineducation.com – Xarakad Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa inay Gowraceen Nin Kirishbooy ka ahaa Baabuurta BL-ka ah ee ka shaqeysa inta u dhexeysa Degmada Bardaale iyo Baydhabo ee Gobolka Bay. Wararka ayaa sheegaya in Alshabaab ay Ninkan kala dageen Baabuur uu ka ahaa Kirishbooy, xili uu marayay inta u dhexeysa Bardaale iyo Baydhabo, gaar ahaan Deegaanka Aw Diinle. Dagaalyahano ka tirsan…

Continue Reading