Uncategorized

Obama Iyo Xaaskiisa Oo U Arka In Jacaylka Uu Nasiib Ku Yimaado (Waraysi Xiiso Badan Aqri)

iftineducation.com – Madaxwaynaha Dalka Maraykanka Barack Obama oo waraysi siinayay Tv ka mid ah Tvyada ka howlgala Dalka Maraykanka ayaa sheegay in nolasha guurka ay soo marto marxalado kala duwan ka hor inta aadan guursan . Mr Obama ayaa sheegay asiga iyo xaaskiisa oo si wada jir ah loo waraystay in Nolasha labada ruux ka dhaxbeeranta ay tahay mid ku…

Continue Reading

Uncategorized

DAAWO VIDEO DHACDO YAAB LEH:-Aabe Soomaaliyeed Oo Si’an La Arag U Diley Wiil Islantisa Dhashay Iyo Xukun Adag Oo Lagu Xukumay

iftineducation.com – Maxkamad ku taal magaalada Buffalo, New York ee dalkaas Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inay ku riday xukun nin Soomaali ah oo horey u dilay wiil yar oo 10 sano jir ah oo uu adeer u ahaa ka dib markii uu wiilkaas u garaacay si xunA oo naxariis daro ah taas oo keentay inuu wiilkaas uu u dhintey garaacidaas.…

Continue Reading

Uncategorized

DAAWO SAWIRO:- Qorshaha Eleboorka cusub ee Muqdisho laga dhisi doono oo lasoo bandhigay naqshadiisa iyadoo ay dhisi doonaan Turkiga

iftineducation.com – DAAWO SAWIRO:- Qorshaha Eleboorka cusub ee Muqdisho laga dhisi doono oo lasoo bandhigay naqshadiisa iyadoo ay dhisi doonaan Turkiga. Qorshe lagu dhisi doono eleboor cusub ayaa lagu wadaa dhowaan in laga bilaawo magaalada Muqdisho iyadoo qorshahaan ama mashruucan ay fulin doonaan shirkado & dowlada Turkiga, garoonkan ayaa naqshadiisa ka kooban tahay shan iyo toban meelood oo ay diyaaraduhu…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo Sawirada Shirkada Isgaarsiinta Hormuud oo soo bandhigtay adeeg Internet oo cajiib ah.

iftineducation.com – War-Saxaafadeed. Maanta oo taariikhdu tahay 29/12/2012, waxaa sharaf u ah Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom Somalia Inc. in ay ku dhawaaqdo adeegga 3 G “ Third Generation “. Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom Somalia , oo ku caan baxady in ay macaamiisheeda iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeedba u soo bandhigto hadba adeegyada casriga ah ee dunida ka jira, waxay xilliyadii u…

Continue Reading

Uncategorized

Ciidamada Amaanka Garoonka Diyaaradaha Aden cade Intertional Airport Oo wal wal ka Muujiyey Dadka faraha Badan Ka Soo labanaya Kenya

iftineducation.com – Iyadoo dhawaan dowlada Kenya Soo Sartay warbixin Ay ku dalbanayso Inay Noqdaan Soomaalida Ku Nool wadanka Kenya Ayaa Siweyn looga dareemaya garoonka Diyaaradaha Adan cade intertional Airport. Inka badan 6 Diayaradood Ayaa Malin kasta Ka Dega Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyadoona Ciidamada Amaanka garoonka Diyaaradaha Sheegen Inay Jiraan cabsi Ku adan dhanka Amaanka. Dadkani ayaa Ah Intooda badan Dadka Kunoola…

Continue Reading

Uncategorized

Soomaalida ka soo laabanaya Nairobi oo sii kordhaya?

iftineducation.com – Kumanan  ka mid ah Qaxootiga Soomaalida ee ku noolaa dalka Kenya ayaa ku Soo qulqulaya gudaha dalka,  iyadoo saraakiisha socdaalka iyo dhirkada duulimaadku ayy faahfaahin ka bixiyeen tirada maalin kasta dalka ku soo laabta. Maalin walba garonka diyaaradaha Aadan Cadde waxaa soo caga dhigta ku dhawaad 5 diyaaradood oo intooda badan uu duulimaadkoodu yahay Muqdisho Nairobi,  waxaa saaran duyuuradahaasi…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo Xashiishkii & Daroogadii Abid ugu Faraha Badneeyd kana Timid Dalka Marooko oo Lagu Qabtay Caasimada..++(Video).

iftineducation.com – Koonfurta magaalada Madrid ee caasimada dalka Spain gaar ahaan xaafada Toledo ayaa weli kacsan ka dib markii halkaas lagu soo qab qabtay Xashiishkii iyo Daroogadii ebid ugu faraha badneeyd ee lagu qabto mid ka mid ah Caasimadaha dalalka Yurub. Daroogadaan iyo Xashiishkaan ayaa waxaa loo soo xiray Ragii daabulayay oo ka koobnaa 35 ruux waxaana Muqaadaraadkaan laga keenay dalka…

Continue Reading

Uncategorized

Shiinaha oo shuruudo kuxiray Isticmaalka Internetka ee gudaha dalkooda.(Aqri dulucda Shuruudaha)

iftineducation.com – Dalka Shiinaha maamulayaashiisa cusub ayaa waxa ay soo saareen qodobo ay doonayaan in ay isaga hakiyaan fadeexadaha gudahooda ah ee dibadda loo bandhigayo kuwaa oo gudbintooda ay sahasho barta intarnetka, waxa ayna si ay hadafkooda ugu guuleestaan isku dayayaan in ay isticmaalka Internetka ay iyagu jaan gooyaan. Qodobada lasoo saaray waxaa ugu weyn in ruuxa doonaya isticmaalka Ineternetka uu…

Continue Reading

Uncategorized

AKHRISO -. Magacyada 9 Fanaan ee lagu tilmaamo inee yihiin kuwa ugu dhaqanka xun

Ikraan Caraale iftineducation.com – Fanka Soomaaliyed laga soo bilaabo 1940 illaa 2012 waxaa u dhaxeyo faqri aad iyo aad u weyn fanka somaliyed waxa uu ahaan jirey midka loogu jecelyahay qaarada iyo africa iyo europe-ta kale markii loo fiiriyo erayo macan iyo kuwo xaqiiqda mar mar ka hadlo waayahan danbe ama 10kii sano ee u danbeeyay waxaa soo baxayo dhaqamo aad…

Continue Reading

Uncategorized

Dumarka Muqdisho oo Lagu-arkay Isbadal Layaab Leh Daawo Muuqaalkan

iftineducation.com – Tan iyo markii xarkada alshabaab laga saray magalada muqdisho waxaa soo badanayay dumarka reer muqdisho oo lagu arkyo waxayaabo badan oo aysan horay usamen jirin waxana ka mid ah in gabdha ay qadto shaygay doonto iyadoo aysan jirin cid yac ka dhahaysa. Xeebta weyn ee liido Waxaa Jimca waliba Taga Dumar Kor-udhaafaya 300 oo dumar ah kuwasoo ladabaasha rag…

Continue Reading