Uncategorized

Dhacdo Xanuun Badan Oo Kadhacday Dalka Norway

Dhacdo Xanuunbadan Goobjoogo ku sugan dalka Norway ayaa iiga sheekeeyay Sheekadaan waxa ayna u dhacday sida tan soo socota :- Ca’isha Hasan waa gabar Soomaaliyeed da’deena waxaa lagu qiyasay 14- 15 sano jir, dalka waxa ay soo gashay ayadoo jirta da’da 8-sano waadna garan kartaa gabar intaa le’eg hada dhul shisheeye ku nool masxadeeda sida ay noqon karto. Ehelka Ca’isha…

Continue Reading

Uncategorized

Iran: Eropa jilbaha ayey naqabsan doonaan !

Iran Vs eropa iftineducation.com – Mid ka tirsan xubnaha barlamanka Iran ayaa dhahay way ka shalay doonaan wadamada Eropa joojinta ay joojiyeen iney iibsadaan shidaalka Iran, jilbahey naqabsan doonaan, anagana kama ogolaan doono inaan ka ka iibino dhibic xataa. Sayyed Emad Hoseini, afhayeenka barlamaanka Iran xubina ka ah gudiga energiga ayaa dhahay “Republik Islam Iran waxow leeyahay aset-ka shidaalka ugu…

Continue Reading

Uncategorized

Tartan Quruxda Aduunka ee Geela oo ka Dhacay Magaalada Abu Dubai (Daawo)

Tartanka quruxda geela iftineducation.com – Magaalada Abu Dubai ee dalkaas Imaaraadka carabta ayaa waxaa la sheegay in dhawaantaan lagu qabtey tartanka quruxda ee aduunka ee geela iyadoona ay tartankaas ka soo qeyb galeen oo ayna soo xaadireen in ka badan ilaa 1,300 oo milkiilayaasha geela iyo geelooda oo kor u dhaafaayey ilaa iyo 20,000 oo neef oo geel ah. Tartankaan oo…

Continue Reading

Uncategorized

Lacag Baad ah Bixi Hadii Kale Waa kaa Reebayaa Diyaaradda – Dhibka Lagu hayo Shacabka Soomaaliyeed(Dhacdo dhacday)

Somali Airline iftineducation.com – Dhibaadata dadka soomlida haysataa maaha mid ku khaas ah dad gaar ah oo soomaliyeed, dhibaatada soomalida haysataa waa mid aad u balaaran dhinac walba marka laga eego, ha noqoto dhanka socdaalka,bada ama barigaba ama mucaamalada dadka soomaliyeed loola tacaamulo guud ahaanba, cid kastaaba waxay soomaalida u aragtaa dad xun oo had iyo jeer wax bug ah…

Continue Reading

Uncategorized

Aqrisa Magacyada Dadkii dhintay iyo kuwa wali lagu la layahay Xeebaha Liibiya iyo Talyaaniga

Tahriib iftineducation.com – Safaarada ee Dowlada Soomaaliya ku leedahay Dalka Liibiya ayaa soo bandhigtay Qaar kamid ah Magacyada Dad ku dhinteen dooni ee lasocdeen oo ku degtay Xeebaha Dalka Liibiiya iyo Talyaaniga iyo kuwa wali la layahay Nolol iyo geeri. Doonidan degtay ayaa la sheegay in ee saarnaayeen ilaa 56-qof oo Soomaali ah kuwaa oo ka shiraacday Xeebaha Liibiya kuna…

Continue Reading

Uncategorized

Heeska Macaan ee Kampala Adaa Ibaday Yaa Iska Leh (Daawo Muuqaalka Heesta Macaan ee Kambaala Adaa i baday)

Ayaan Warsame Shire iftineducation.com – Heeska kampala adaa i baday ayaa sanadkii naga dhamaaday waxaa si saaid ah u dhageysanayay lamaanayaasha is jeceyl heeskaasi oo xiligaasi musik iyo cod macaani lagu soo laray, balse fanaanada ayaan markii aay qaadeysay heeska waxey kasaartay in horay loo qaaday, xattaa mar lawareysanayay ayey waxey tiri heeska aabahey baa ii sameeyay waa qiso dhab…

Continue Reading

Uncategorized

Dhacdo Xanuun Badan Oo Ka Dhacday Wadanka Englad.

Dhacdo Xanuun Badan Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday magaaladda caasimadda ah ee London, iyadoo ay u dhaxeysay lamaane Somaliyadeed oo in mudo ah wada-socday, welibana isguursaday. Wiilka ay dhacdadaan ku dhacday ayaa qadka teleefanka inagula soo xiriiray isagoo inooga war-bixiyey sidii ay wax u dhaceyn. Hadaba lamaanahaan Somaliyadeed ayaa lagu kala magacaa Zakariya iyo Ubax, waxayna u dhacday sidatan. Waxan…

Continue Reading

Uncategorized

Dhacdo Layaab Leh Oo Kadhacday Dalka Mareykanka Kadib Markii

Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday gobolka Seattle Washington ee cariga Maraykan, iyadoo ay dhex martay lamaane Soomaaliyadeed oo aad isku jeclaa. Balse dhibaatada ayaa waxay timid kadib markii ay maseertay Gabadhii uu ninka qabay. Buuq iyo qeylo joogta ah kadib ayaa sheekada waxay iskugu soo biyo shubatay in la-furo Gabadhii maseersaneyd. Soomaaliduse waxay tiraahdaa Naag la-furay Fadhi Uma-yaal, kii Furay…

Continue Reading

Uncategorized

Layaab – Wiilkan Thailand-deska wuxuu guursaday gacalisadiisa oo meed ah (Daawo Video)

Kamsook iyo Chadil iftineducaion.com  – Kamsook iyo Chadil waxey jecel isla wadeen mudo 10 sano ah dhoormarna waxey qorsheynaayeen iney isnikaaxsadaan, qorshahooda dhoor mar ayuu dib u dhacay mashquulka oo badnaa iyo Chadil oo rabtay iney dhameysato Jaamacadeeda awgeed. Kamsook marabo qorshahiisa inow dib u dhaco, waxow ku qasbanaaday inoow nikaaxsado gacalisadiisa Chadil oo meed ah. Jaceylkooda heerko gaarsiisanyahay awgeed…

Continue Reading

Uncategorized

Nin qaawan islamarkaana hubeysan oo jaahwareer ka abuuray Shacabka iyo Booliska (Daawo Muuqaalkaan Yaabka badan)

Nin qaawan islamarkaana hubeysan  iftineducation.com – Nin qaawan islamarkaana hubeysan ayaa wuxuu jaahwareer ka abuuray magaalo ku taal dalka Australia oo lagu magacaabo Perth. The naked gunman (ninkii qaawanaa) sida ay saxaafada austaralia ninkaasi ku magacaabaan ayaa isagoo hubetsan wuxuu dusha ka saarnaa mid ka mid ah dhismayaasha ku yaalo bartamaha magaalada isagoo pistooladiisana ku soo aadinayey dadka taa oo dadkii…

Continue Reading