Previously obtaining a mesothelioma diagnosis was almost impossible. Medical profesionals were reluctant to precisely diagnose a condition that had no direct known cause. Mesothelioma research has uncovered the correlation between mesothelioma cancer and asbestos exposure. Due to this research mesothelioma law and an able bodied attorneies, dedicated to handling such cases, we hope you can identify a suitbale pracitce to…
Raaxada Guurka 8-aad
BAABKA SIDDEEDAAD BARBAARINTA UBADKA (Waxaan qoraynaa waxay hormarsadeen iyo raadkooda: Suurat Yaasiin:10) Ilaahay subxaanahu watacaala qofka uma qoro oo qura camalka uu la yimaado inta uu nool yahay, balse waxa kale oo uu u qoraa raadka uu ka tago kolka uu geeriyoodo hadduu kheyr ahaa iyo hadduu shar ahaa intaba. Haddaba, maadaama ay carruurtu yihiin raad bani’aadmigu ka tago ka…
Raaxada Guurka 9-aad
BAABKA SAGAALAAD GUDNIINKA WAA MAXAY GUDNIIN? Ereryga Gudniin waxa loola jeedaa Goyn, waana ta birta geedaha lagu gooyo lagu magacaabo Gudin. Haddaba marka laga eego xagga Sharciga Islaamka, gudniinka inanku (Circumcision) waxa weeye in laga gooyo Qolofta(Prepuce) oo iyadu ah maqaarka ku dahaaran Dhalfada (Balanus) oo ah madaxa xubinta taranka (Penus). Gudniinka Inantu (Clitorydectomy) waxa weeye in gabal laga jaro…
Siyaasada Shidaalka Somalia
Dowladda KMG ah oo ku howlan abuurista Shirkad Qaran oo shidaalka soo saarta. Dowladda Somalia ayaa ka fekereysa inay aas aasto shirkad qaran oo shidaalka soo saarta, ayada oo 49% heshiis shidaal baaris ah siineysa shirkadaha PT Medco Energi Internasional Tbk ee dalka Indonesia iyo Kuwait Energy Company ee dalka Kuwait. Document-yo ay heshay wakaaladda wararka ee Reuters, oo cinwaan…
qiiqada Dhabta ah ee ka dambaysa”Sharciga Batroolka Soomaaliyeed “
Xaqiiqada Dhabta ah ee ka dambaysa”Sharciga Batroolka Soomaaliyeed”….. Baarlamaanka DFKMG ma ansixin doonaa”Sharciga Batroolka Soomaaliyeed” ee Khayraadka Shacabka Soomaaliyeed Lagu Duudsinayo 70-ka Sano ee soo socota…. Warbixintii iyo faalladii SomaliTalk.com | Aug 12, 2007——————————————————————————– Waxaa beryahan magaalada Baydhabo ka socda xusul duub ay xukuumadda DFKMG ugu jirto in si degdeg ah uu baarlamaanka DFKMG u ansixiyo sharci loogu magac daray…
FAALLO: Shidalka somalia
FAALLO : Muxuu Yahay Heshiiska Qarsoon Ee Dhex Maray Madax Ka Tirsan DFKGS Iyo Shirkada Kuwait Energy Oo Sheegatay In Ay Maamuleyso Shidaalka Soomaaliya FAALLO : Muxuu Yahay Heshiiska Qarsoon Ee Dhex Maray Madax Ka Tirsan DFKGS Iyo Shirkada Kuwait Energy Oo Sheegatay In Ay Maamuleyso Shidaalka Soomaaliya Waxaa billihii la soo dhaafay soo baxayey haddalo iyo qorraalo badan oo…
Drinking Tea
Drinking Tea maybe Good for You A new study finds that drinking tea may reduce the risk of deadly diseases—and that’s just one of many health benefits associated with the popular beverage. I love coffee. I love the way it smells. I love the way it tastes. (Although I’m so sensitive to caffeine, even a cup of coffee makes me…
fanaaniinta soomaaliya
____________________________________ Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow iftineducation Media Network Admin@iftineducation.com