sports

Xiriirka kubadda cagta Somalia oo Holland ka xulanaya ciyaartooy mateli doona qaranka Somalia

Gudoomiyaha xiriirka kubadda cagta ee Somalia Cabdiqani Saciid Carab ayaa shalay magaalada Nijmegen ee dalka Netherlands kula shiray qaar ka mida dhaliyarada Soomaaliyeed ee u ciyaara naadiyada kubadda cagta ee dalka Netherlands, isagoo kala hadlay inay jirto fursad ay dhaliyarada ay ugu ciyaari karaan kooxaha kala duwan ee Somalia, iyagoo matalaya qaranka Kulankan ayaa waxaa soo abaabulay daladda FSAN ee…

Continue Reading