Layaab

Fikirka Reeban ee Raaxada ee Habluhu ku Fikiraan

Waxa natiijadan soo saartay khuburada hore u soo daristay raga oo ka hawlgala maxadka sameeyay baaritaankan oo la dhaho Seductionslabs ( laabka soojiidashada). Inkasta oo dumarku ka duwanyihiin raga sida ay u fikirayaan marka ay tahay fikirka ku saabsan galmada ayaa ayaguna ka yaraysan raga. Marka ay tahay dhinaca fikirka galmada ayaa waxa jira cadaadis ka saaran hablaha meel kasta…

Continue Reading

Layaab

Imaaraadka Carabta oo Ku Hahanjabay in ay cunaqabateyn dheeri ah kusoo rogayaan Qadar

Imaaraadka Carabta oo ka mid ah wadamada Khaliijka ee xiriirka u jaray Qatar ayaa ku hanjabay inay cunaqabateyn dheeraad ah ku soo rogayaan Qatar. Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Ruushka Omar Saif Ghobash ayaa sheegay in suura gal tahay in Qatar ay wajahaan cunaqabateyn dheeri ah. Dalalka Sacuudiga, Imaaraadka Carabta, Baxreyn iyo Masar ayaa horay xiriirka ugu jaray Qatar, iyagoo…

Continue Reading