Layaab

Weli Ma Isweeydiisay, Maxay Shiinuhu Biyaha Kulul U Cabaan? Akhriso Jawaabta..

Dadka badankooda ayaa jecel inay cabaan biyaha qabow marka ay a haraadaan ay raashin cunayaan, laakiin bulshada Shiinuhu sidaasi ma samayso. Waxay caado u leeyihiin inay cabaan biyaha kulul marka ay biyo u baahdaan iyo marka raashinkaba. Wargeyska Los Angles Time ayaa daabacay in dadka Shiinihu ay dhaleeceeyaan qofka ka tirsan qoyska ee caba biyaha qabow iyagoo aaminsan in laga…

Continue Reading

Layaab

Dhacdo naadir ah oo ka dhacday degmadda Warta Nabadda (Zeynab Xaabsey iyo qoys dab qabsaday gurigoooda)

Muqdisho iney is badashay waxaa laga garan karaa ficiladda madaxdeeda cusub, shacabka degmadda Warta Nabadda waxa ay asbuucii hore arkeen wax ka duwan wixii ay barteen. Madax iyo shacab wada hadla, madax shacabka dhibka la qeybsata iyo kuwa hantidooda shaqsiga ah ku caawiya waxa ay aheyd wax ku cusub Mr Cilmi iyo Qoyskiisa oo dhowaan ku hanti beelay dab ka…

Continue Reading

Layaab

La-yaabka dunida: 13 jir dhimatay oo xubnaheeda ku badbaadisay 8 qof

Gabadhani ayaa xubnaha jirkeeda dadka ay ugu deeqday waxaa ka mid ah shan caruur ah . Jemima Layzell, oo ka soo jeeda magaalada Somerset ee dalka UK,islamarkana dhimatay sanadii 2012, ayaa ku deeqday Wadnaheeda,Xamayti,sambabka,Beerka,iyo Kiliyaheeda. Waalidiinta Jemima ayaa waxa ay sheegeen in gabadhooda ay ahayd mid firfircoon ,hal abuur leh islamarkana ay ku faraxsan yihiin waxa ay ka tagtay ee…

Continue Reading

jaceyl, Layaab

Qiso Cajiib ah Weeye please ila Akhriya.

Waxay tidhi: Waxaan ahay Gabadh 20 jir ah, mar kasta oo aan kasoo noqdo goobta shaqadayda oo aan imaado guriga waxaan arkaa wiil gaadhigiisu uu taagan yahay gurigayaga hortiisa, waxay tidhi waan la qabsaday muuqaalkiisa. dhab ahaan wuxuu ahaa wiil ay ka muuqato akhlaq heer sare ah, aad iimuu eegi jirin ee marka uu isha igu dhufto hoos ayuu eegi…

Continue Reading

Layaab

Sigisbaaggu Ma Sahlana!!

Kaabadda gurigeeda ayay hor fadhiday. Laba wiil iyo laba hablood oo ay dhashay qiyaastiina ka u weyni uu yahay 12 jir ayaa agteeda ku ciyaarayey. Afarteeda carruur ahi waa qalqaaliyiin oo waa fara-laga-qaad miidhan. Way is eryanayaan, way is riixriixayaan, marna way is shiidayaan. Miskiinta dhuntaa ku caddaatay sida ay u kala celinaysay. Markii danbe ayay si cadho leh u…

Continue Reading

Layaab

MUUQAAL: Taaladda Axmed Guray oo 27-Sano kadib la dayac tiray & Bilicda soo jiidatay dadka Muqdisho

MUUQAAL: Taaladda Axmed Guray oo 27-Sano kadib la dayac tiray & Bilicda soo jiidatay dadka Muqdisho   Taaladda Taariikhiga ah ee Axmed Guray oo Isgoyska Lambar Afar (KM4 ) ee magaalada Muqdisho ayaa Mudo 27-sano kadib ah Dayactir Balaadhan lagu sameeyay, Iyadoona Xadhiga laga Jaray. HALKAN KA DAAWO VIDEO Taaladan ayaa waxaa dayac tir ku sameeyay Maamulka Gobolka Banaadir, Taasi…

Continue Reading

Layaab

Jacaylka Iyo siyaasada Magacyo Kala-Dheer oo Hadana Isku-lingaxan.

Jacaylka iyo Siyaasadu Waa magacyada ugu caansan dunidan aan joogno tan iyo inta la xasuusto, Sababtu wax kale maaha waxay labaduba ku foolan yihiin Arimaha Bini-aadamka, Sidaad ogtahayna Aadamuhu waa waxa ugu Mudan noloshan Aduunyo, Anigu maan odhan Sidan ee Uumihii Kownka iska lahaa ayaa inoogu mana sheegtay Kitaabkiisa dahiran dhexdiisa, Waa Runtay oo Jacaylku waa Damac qof-u-qabtay-qof-kale si uu…

Continue Reading

Layaab

​Ajnabigii Muwaadinka Ka Waddanisanaadaay!

Waxay ahayd subaxnimadii maalinkii salaasada ee afartii bishan July, kaddib markii aniga iyo koox suxufiyiin ah aanu safar aqoon korodhsi ah ugu baxnay tuulada Xaraf ee duleedka galbeedka ee magaalada Hargeysa.   Safarka oo ay nagu wehelinayeen macallimiin u dhalatay dalka Jarmalka kana socotay Telefishanka DW News ee fadhigiisu yahay dalkaasi jarmalka oo aqoon korodhsiga bixinaayay ama tababarka ayaa waxa…

Continue Reading