Layaab

Madaxwaynaha Brazil, Xiddigga Chelsea David Luiz Iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalkaas Oo ka hadaly Weerarkii Zoobe

Madaxwaynaha dalka Brazil ee Koonfurta Amerika Michel Temer ayaa isniintii hore cambaareeyay qarixii ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo ilaa hadda galaabsaday inkabadan 300-qofood. Isagoo isticmaalaya bartiisa Twitter ka ayuu ku yiri madaxwayne Michel Temer “Aad ayaan uga naxsannahay weerarkii bahalnimada ahaa ee ka dhacay Soomaaliya, kaas oo sababay dhimashada iyo dhaawaca boqolaal qofood, ma oggolaan doonno qaab kasta oo…

Continue Reading

alshabaab, Layaab

Madaxweyne Farmaajo “Farahooda ayaa Ka muuqda in weerarkaas Al-Shabaab Ka dambeeyaan,, (Warbixin)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku eedeeyay Al-Shabaab inay ka dambeeyaan weerarkii ugu dhimashada badnaa ee soo mara taariikha Soomaaliya, ee 14-kii bishan ka dhacay magaalada Muqdisho, kaddib markii baabuur xamuul ah uu isku qarxiyay Isgoyska Zoobe. Weerarkan Argagixiso ayaa waxaa ku dhintay illaa saddex boqol oo ruux oo shacab ahaa, halka tiro intaa ka badan ay ku dhinteen.…

Continue Reading

Layaab

Sawir yaab leh: Amiin Camir oo Sharaf Tiray Madaxda maamulada Galmudug, Puntland iyo Koonfur Galbeed

Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa Sawir ku muujiyey Madaxda maamul Goboleedyada Galmudug, Puntland iyo Koonfur Galbeed, Kuwaasi oo dhex Fadhiistay Howl aan loo dirsan, Islamarkaana Faraha la galay Howlihii Dawladda Dhexe ee Soomaaliya gaar ahaan Arrimaha Debeda, Kadib markii ay sheegeen inay taageersan yihiin Isbahaysiga Sucuudiga. Sawirka ayaa lagu muujiyey Cumar C.rashiid oo Hogaanka u haya Xubnahan, Waxaana Xusid…

Continue Reading

Layaab

Weli Ma Isweeydiisay, Maxay Shiinuhu Biyaha Kulul U Cabaan? Akhriso Jawaabta..

Dadka badankooda ayaa jecel inay cabaan biyaha qabow marka ay a haraadaan ay raashin cunayaan, laakiin bulshada Shiinuhu sidaasi ma samayso. Waxay caado u leeyihiin inay cabaan biyaha kulul marka ay biyo u baahdaan iyo marka raashinkaba. Wargeyska Los Angles Time ayaa daabacay in dadka Shiinihu ay dhaleeceeyaan qofka ka tirsan qoyska ee caba biyaha qabow iyagoo aaminsan in laga…

Continue Reading

Layaab

Dhacdo naadir ah oo ka dhacday degmadda Warta Nabadda (Zeynab Xaabsey iyo qoys dab qabsaday gurigoooda)

Muqdisho iney is badashay waxaa laga garan karaa ficiladda madaxdeeda cusub, shacabka degmadda Warta Nabadda waxa ay asbuucii hore arkeen wax ka duwan wixii ay barteen. Madax iyo shacab wada hadla, madax shacabka dhibka la qeybsata iyo kuwa hantidooda shaqsiga ah ku caawiya waxa ay aheyd wax ku cusub Mr Cilmi iyo Qoyskiisa oo dhowaan ku hanti beelay dab ka…

Continue Reading

Layaab

La-yaabka dunida: 13 jir dhimatay oo xubnaheeda ku badbaadisay 8 qof

Gabadhani ayaa xubnaha jirkeeda dadka ay ugu deeqday waxaa ka mid ah shan caruur ah . Jemima Layzell, oo ka soo jeeda magaalada Somerset ee dalka UK,islamarkana dhimatay sanadii 2012, ayaa ku deeqday Wadnaheeda,Xamayti,sambabka,Beerka,iyo Kiliyaheeda. Waalidiinta Jemima ayaa waxa ay sheegeen in gabadhooda ay ahayd mid firfircoon ,hal abuur leh islamarkana ay ku faraxsan yihiin waxa ay ka tagtay ee…

Continue Reading

jaceyl, Layaab

Qiso Cajiib ah Weeye please ila Akhriya.

Waxay tidhi: Waxaan ahay Gabadh 20 jir ah, mar kasta oo aan kasoo noqdo goobta shaqadayda oo aan imaado guriga waxaan arkaa wiil gaadhigiisu uu taagan yahay gurigayaga hortiisa, waxay tidhi waan la qabsaday muuqaalkiisa. dhab ahaan wuxuu ahaa wiil ay ka muuqato akhlaq heer sare ah, aad iimuu eegi jirin ee marka uu isha igu dhufto hoos ayuu eegi…

Continue Reading

Layaab

Sigisbaaggu Ma Sahlana!!

Kaabadda gurigeeda ayay hor fadhiday. Laba wiil iyo laba hablood oo ay dhashay qiyaastiina ka u weyni uu yahay 12 jir ayaa agteeda ku ciyaarayey. Afarteeda carruur ahi waa qalqaaliyiin oo waa fara-laga-qaad miidhan. Way is eryanayaan, way is riixriixayaan, marna way is shiidayaan. Miskiinta dhuntaa ku caddaatay sida ay u kala celinaysay. Markii danbe ayay si cadho leh u…

Continue Reading