jaceyl

9 Qodob oo ay Dumarku 100% Jecelyihiin in Loosameeyo

Ragg badan ayaa gees marsan in lamaanayaashooda u muujiyaan falal Romantic ah qaarkood maba garanaayan halka qaar kalana iska ilaawsan yihiin , hadaba shabakada arimaha qosyka Raaxada.com | Caawiyaha Qoyska ayaa ku siineysa habab Romantic oo ah haweenka jecel yihiin . 1-Dareensii In Mar waliba Ay Tahay Xeendaabka Noloshaada kaagana muhiimsan tahay shaqada iyo dhamaan asxaabtaada . 2- Ka Dhig…

Continue Reading

jaceyl, Layaab

Qiso Cajiib ah Weeye please ila Akhriya.

Waxay tidhi: Waxaan ahay Gabadh 20 jir ah, mar kasta oo aan kasoo noqdo goobta shaqadayda oo aan imaado guriga waxaan arkaa wiil gaadhigiisu uu taagan yahay gurigayaga hortiisa, waxay tidhi waan la qabsaday muuqaalkiisa. dhab ahaan wuxuu ahaa wiil ay ka muuqato akhlaq heer sare ah, aad iimuu eegi jirin ee marka uu isha igu dhufto hoos ayuu eegi…

Continue Reading

islam, jaceyl

Talooyin Dahabi Ah

1. Ogow ku gaadhi maysid raaxo dadaal waxaan ahayn, ku heli heli maysid wax aad rabto edeb waxaan ahayn. 2. Ogow haddii aanay jirin cid ku xaasiddaa wanaag ma lihid, haddii aadan saaxiib lahayna dabeecad ma lihid, haddii aadan Diin lahayna mabda’ ma lihid. 3. Ku dadaal inaad kasbato ducada labada waalid si ay kaaga noqoto gaashaan dhibaato kasta. 4.…

Continue Reading

jaceyl

Farxad-la’aan Darteed Waxa Aan Damcay Inaan Is-dilo

Waxa jiray nin dadka cabanaya la taliya oo lahaa xafiis. Maalin walbana xafiiska waxaa iman jiray dad kala duwan oo ka kala yimid meelo kala duwan kana cabanaya waxyaalo kala duwan, ninkuna waxa uu mid walba uu siin jiray talooyin kala duwan oo togan si ay dhibkooda ugu xalliyaan. Haddaba dharaar ka mid ah dharaaraha ayaa waxa xafiiskii la taliyaha…

Continue Reading

jaceyl

Lamanaha Isjecel Ajey Devgan Iyo Kajol Devgan Oo Mudo 7 Sano Kadib Shaashada Markale Kumidoowi Doonaan!!

Super Star Ajey Devgan iyo Xaaskisa Kajol Devgan taaso ayadana fanka awood balaaran kulaheed 25 sano ee lasoo dhaafay ayaa markale shaashada kuwada midoowi doonaan. Ajey iyo Kajol waxay wada sameyeen aflaam guulo lixaad leh gaareyn iyo kuwa ka guuldaresteenba waxayna isugu jiraan filimada kala ah Gundaraaj (1995), Hulchul (1995), Ishq (1997), Pyaar To Hona Hi Tha (1998), Dil Kya…

Continue Reading

galmada, jaceyl

Fariimo jacayl oo qalbiga taabanaya

FARIIMO JACAYL AH OO LAGU SALEEYAY DHACDOONYINKA DHABTA AH EE DHEX MARA DHALIN YARADU MARKA AY HAASAAWAHA KU JIRAAN .. WAXAAN QORAY OO QALINKA U QAATAY Cilmi siciid Jacaylku ma ahan wax ku cusub aduunka mana ahan wax lal yaabo waana shay qaali ah waxaana u malaynayaa dadka waxaa ugu nasiib badan qofkii la jeclaado , Fariimo jacayl oo calaacal…

Continue Reading

galmada, jaceyl

Erayo jacayl oo aad u murugo badan

Galgacaylku waa qani caashaqa ka qaro wayn Quruxiyo wanaag badan Waana shay ku qaaliya qimaynta aadmiga Labada isla qaatana , qalibigooda Kama ba’o erayadan jacayl oo ah kuwo lagu saleeyay dhacdooyin dhab ah kuna haboon in aan adeegso , waxaana qalinka u qaatay qoraaga weyn cilmi siciid , ERAYO JACAYL OO AAD U MURUGO BADAN Waxaan aad ula ildaranahay jacayl…

Continue Reading