islam

Daaawo Sawiro aduunka oo dhan ka yaabiyay oo lagasoo qaaday Xajka iyo nin iyo xaaskiisa oo

Muuqaal uu qaaday sawir-qaade ka mid ahaa saxafiyiinta joogay xajkii sanadkan ayaa qabsaday baraha bulshada, kaasoo muujinaya haweeney ka mid ahayd dadkii xajinayay oo saygeeda hoos u noqotay xilli uu tukunayay. Waxay ahayd maalintii 9aad ee Xajka MAALINTA CARAFA la taagnaa, marka uma maleyn sawirqaade Raa’id Alxayaani in sawirkan uu qaaday uu noqon doono mid caan baxa oo dunida oo…

Continue Reading

islam, jaceyl

Talooyin Dahabi Ah

1. Ogow ku gaadhi maysid raaxo dadaal waxaan ahayn, ku heli heli maysid wax aad rabto edeb waxaan ahayn. 2. Ogow haddii aanay jirin cid ku xaasiddaa wanaag ma lihid, haddii aadan saaxiib lahayna dabeecad ma lihid, haddii aadan Diin lahayna mabda’ ma lihid. 3. Ku dadaal inaad kasbato ducada labada waalid si ay kaaga noqoto gaashaan dhibaato kasta. 4.…

Continue Reading

islam

Gabdho Muslimiin ah oo ka cawday in Poland lagu cunsuriyeeyay 28 Juunyo 2017

Kuwani waa bogag dibedda ah, waxayna ku furmayaan bog cusub La wadaag qodobkan Facebook La wadaag qodobkan Twitter La wadaag qodobkan Messenger La wadaag qodobkan Email La wadaag Gabdhahan Muslimiinta ah ayaa la yaabay cunsuriyaynta lagula kacayLahaanshaha sawirkaAFP Gabdhahan Muslimiinta ah ayaa la yaabay cunsuriyaynta lagula kacay Gabdho Muslimiin ah oo Jermal ah oo ciyaal iskuul ah oo Poland u…

Continue Reading

islam

calaamadaha xasadka

calaamadaha xasadka Xasadka Iyo Calaamadaha lagu garto iyo dawadiisa Muxadaradaan waxaaa daawaynaysaa bulshada allaha naguma daro kuwaas calamadahaaan leh. RIIX HALKAAN DAAWO CALAAMADAHA XAASADKA xasaadka iyo dhibaatadiisa  

islam

daawada isha iyo sixirka

Waxa ilaahay iyo Nebigeenii Suubanaa CSW inoo sheegeen in quraanku yahay Daawo markaa hadii dhibaatooyinka Isha,Sixirka iyo Jinka aad isu malaysay ama aadan joogin meel aad ka heli karto cilaajkaaga sida Qurbaha oo kale. Cida wax bogsiisaa waa ilaahay ma jirto cid kale oo la wadaagta awoodaasi, mana jirto cid aan Ilaahay ahayn oo dhibka kaa faydi kartaa! Hadaba Fadlan…

Continue Reading